Maxaad ka Taqaan Heesaha Loogu Jecel yahay ee Fanaanadda Sahro Axmed Jaamac la qaado dhinaca raga

June 20, 2007 at 6:39 am | In Somali Music | 3 Comments

Inkastoo Fanaanada caanka ah ee Sahro Axmed Jaamac ay la qaado dhinaca raga heeso dabacsan oo farabadan kuwaasoo aan kala dhicin,ayaa hadana waxaa jira qaar dhageystaashu ay si gaara u xiiseynayaan marka ay maqlaan, hadaba heesaha dhinaca lamaanaha ay la qaaday Sahro Axmed kuwa ugu doorka roon oo aan idiin soo gudbineyno waxaa ka mida.

1 Suul dhabaale. Sahro Axmed vs Cabdiraxmaan dheere

2 Qooraansi eegmadu. Sahro Axmed vs Axmed Mooge

3 Goormeynu darisnaa. Sahro Axmed vs Muuse ismaaciil Qalinle

4 Wadaryahay. Sahro Axmed vs Cabdi Cali Baacalwaan

5 Beerqaad Sahro Axmed vs maxamed Axmed Dhabarlow

6 Nabsi waa jiraa. Sahro Axmed vs Maxamed Yuusuf Cabdi

7 Faraskaagii laga badi. Sahro Axmed vs Bacalwaan

8 Haatuf……………… sahro axmed vs Xasan Aadan samatar

9 Shini waliba Sahro Axmed vs Axmed mooge

10 Barasho Sahro Axmed vs Baacalwaan

11 Gacantaada Midig sahro Axmed vs Aadan Hure

12 Ima Baran Sahro Axmed vs Maxamed yuusuf

13 Khadro sahro Axmed vs Maxamed Nuur Gariig

14 Ubax Sahro axmed vs Xasan diiriye

15 Halaalin Sahro Axmed vs Cabdinaasir Macalin

16 Masoo la lisay Sahro axmed vs Abuuraas

17 Nabadgalyo Sahro Axmed vs Baacalwaan

Sahro Axmed Jaamac oo ah fanaanad weyn oo gudaha iyo dibada si weyn looga yaqaano ayaa waxa ay ka mid TAHAY hablaha ugu codka macaan hobaladii waabari waxeyna ka qeyb gashay ruwaayado fara badan.

3 Comments »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

  1. shafka kaalay igu qabo sahro axmed iyo cigaal ku dar liiska

  2. TUSAALO YAR IGA SII JECEEL MA JIRAA MISE WAA BEEN

  3. coooooooooooooooooooooool


Leave a comment

XHTML: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.