Muhammad: Legacy of a Prophet
October 22, 2007 at 6:51 am | In Islamic Links | Leave a Comment* Historical Documentary: Prophet Mohammed (scw)
This historical documentary on prophet Mohammed (scw) is made by American authors and religion researchers (at PBS TV) and posted at Youtube.
The Story of the Man Who Changed The World in 23 Years and Continues to Influence It Today. His father died before he was born, and his mother died when he was only six. But sheltered by a powerful uncle, he made a good start in life, established himself in a profitable business and married well. Then, at the age of 40, he was transformed. A man who could not read or write, he announced that he was the prophet of God. His name was Muhammad, and in the next 23 years he would bring peace to the warring pagan tribes of Arabia and establish the religion of Islam, which today has 1.2 billion followers.
Three years in the making, Muhammad: Legacy of a Prophet, travels in the footsteps of the prophet to the Arabian desert and the holy city of Mecca where much of Muhammad’s story unfolded. But the film does not just stay in the past. Much of it’s story is told through the observations of contemporary American Muslims, including a fireman at the World Trade Center on September 11, a second generation Arab-American family building a community based on Islamic principles, a Congressional Chief of Staff working for justice, and a refugee fleeing religious persecution, whose experiences in some way echo Muhammad’s life. With some of the world’s greatest scholars on Islam providing historical context and critical perspective, Muhammad: Legacy of a Prophet is history in the present tense. It tells of intrigue and faith, bitter persecution and the birth of a holy book, brutal war and brilliant diplomacy in a desert environment where tribal allegiance was often the only protection.
This is an excellent resource for people seeking knowledge about the beginnings of Islam, as well as a better understanding of the millions of American Muslims who regard Muhammad as the Last Prophet. [Source: Youtube....]
Watch at You Tube
Best Love Story
October 14, 2007 at 4:55 pm | In Love Story | 9 CommentsAqristayaasah Qiimaha Iyo qaayaha badanoow Waxaan idiin soo Bandhigaa Qisadanani Dhabta Ah oo Dhacdey Sanadku Markuu Ahaa 1989kii Waxeyna kadhacdey Magalaada Muqdisho Waqtigaasi oo ay Jirtey Dowladii Somalia Waxaana ay kudhacdey Maxamuud Maxamed Cali Iyo Khadra Daahir Guleed…..
Waxaa been aheen jaceelku in uu yahay mideeyaha aadanaha ama lab iyo dhadigba jaceelku waa wax uu rabi inoogu nimceeyay hadaba marar badan ayaa maqasheen hebal waxaa haayo jaceel hadaba bal qisadaan oo ah dhacdo run ah iila Aragka Biloow Ilaa Iyo Dhamaadba sideey kubilaabato Iyo sideey udhamaataba Aqritoow Lagama Yaabo in aad kudaashaan Aqrinteeda Lagama Yaabo in aad Ka Caajistaan in taad Wadaan
Aqrinteed Hadaan Idiin Bilaabo Sheekadaani Waa mid Naxdin Badan Waa Mid Farxad
Badan Runtii Waa sheeko Dhacdo Run ah oo Dhacdey Taariikhdaan idiin soo sheegey
qisadaan oo ku bilaabatay sida tan ,waqtiga wuxuu ahaa galab jawiguna wuxuu mid ku asteysan leer qaboow cirka waxaa ku daboolnaa daruuro ximbaarsan roob jawigun wuxuu isku soo badalaayay Jawiga Wanaagsan Iyo Hawadoo Ahedy mid macaan
Maxamuud Maxamed Cali Waxuu Ahaa Ader dhigan Jirey Dugsi Sare Jamaal Cabdi Naasir Waxuuna Ahaa Ader Jeclaa Waxbarshada Reerkooduna Waxey Ahaayen Reer
Ay iyo aad uladnaa Xagaga Dhaqaalaha ama Nolasha Maxamuud Abaahiina Waxuu Ahaa Ganacasade Kagacansan Jirey ama Dhoofin Jirey Xoolaha Waxuuna Lahaa
Labo Xaas Mid Waxey Dagneed Magaalada Muqdisho Midna Waxey daganeed Hargesya Waxaana Magaalada Muqdisho daganaa Bahda Reerka uugu weyn oo Aheed Maxamuud Hooyadiisa Waxaana Gurigaasi Shaqaalo Ka Ahaa Ama Booyas
Khadro Daahir Guleed Waxey reerkoodu iska ahaayen Reer Faqri Ah Lakiin aana Awoodin Dhaqaalo kufilan Waxey Reerkaasi Isga Noolaayen Nolasheeda iska Caadi Ah Waxaan Reerkaasi Corad u ahaa Khadro Ayda uun baa Reerkooda Uxaamali Jirtey Caruurta Kalana Waxey Ahaayeen Kuwa isaka Yar Yar Hadaan usoo Jeesto Khadro Waxey Aheed Gabar Gaaban oo Madoow aanan Laheyn Qurux Lakiin Laheed
Dabeecad Wanaagsan Waxaana ay Dulqaad ulaheed Waxkastaa oo Lagu sameeyo
Aydoo Fiirsan Jirtey Danteeda oo Kaliya Inkastoo Maama Nuuro oo Aheed Maxamuud Hooyadiis Maamo Dabeecad Qalafsan aana La heshiin karin intaasi
oo Dhan waxey ulaheed Dulqaad Iyo Karti Maalin Maalmaha kamid ah ayaa Waxaa Dhacdey in Ay Xanuunsatey oo Ay Wadi Weysay Shaqadii ay kahesyaa Guriga Waxaana ku dhacdey Malaariya Cid gesyan Mesyan Jirin Hosbitaal Maxamuud oo ka
Yimid Schoolkii Ayaa Waxuu Guriga kawaayey Khadro Waxuuna Weydiiyey Hoyadii
Waxeyna usheegtey in ay Xanuunsan Tahay Gabdhaasi Waxuuna Durabadiiba uula Cararey Hosbitaal Waxeyan Malesyan Weysay Sidada qiimaha Leh uu uugu Kaxeeyey
Hosbitaalka Ayoo Malesyan Waysay Arinkaasi Ayeey Waxey Lasoo boodey Shukran
Walaale Waxaan kagaaga Mahad Celinayaa Sidada qiimaha Badan ee aad iigu Kaxesyay Hosbitaalka Waxuuna Yire Waxaasi Waa La isku Qabtaa Arinkaasi
Maaha mid aan Bilaabayo Waana Nagaga Mudan Tahay Qoyskeena oo Dhan in aan
Ku Geyno Hosbitaal inta aad Ka Caafimaadeysana Wax shaqo Ah oo aad Qaban kartidna Majiraa Waxeyna Lasoo Boodey Miyeey igaaga Yeeli Doontaa Hoyaadaa
Armaasa Shaqda Laiiga Ceyrshaa Walaal Macaan Waxuuna Jawaab ugaaga Dhigey
Cid kaa Ceyrin Kartaa shaqadaasi Majirto Waana Nasaneysaa inta aad Daawada
Qaadanesyo Anigaa Lahadlaayo hooyadey Arinkaasi Kaseexo Huuno Macaan Waxaana Ay yimaadeen Gurigii Waxaan ay gashey Qolkeedii Jiifka Ahaa Waxaa soo Boodey Maxamuud Hooyadiis oo Tire Maxamuud Aniga Ma ogali Raaca aad Raaceyso
inantaasi Jaariyada Ah Waxuuna Jawaab ugaaga Dhigey Hooyo Macaan inantaasi Miyeeysan Aheyn Gabar Somaliyeed oo Dhibaatesyan Hada Joogtaa Gurigeena
Maxamuud Hoyadiisa Waa Ay iska Amustey Waxey aadey Qolkii ay Jiiftey Khadro
Waxeyna usheegtey in Ay biloowdo shaqadeedii Waxeyna Tire Hooyo waan Yara
Xanuunsanahay Waxeyna Madamdii Jawaab uugaga Dhigtey Hadii aadan Shaqo rabin
Waxaan keysanayaa inana Kaloo Shaqdaada Qabataa Waxaana Arinkii Maqley Maxamuud oo Rabey in uu aado schoolkii Waxuuna Yire Hooyo macaan intaani waa ay Xanuunsan Tahay Man Qaban karto shaqo ee iska Daa Maamadii Waxey Tire
Gabdhaani Gabi ahaanteeba Waa Ay katagesyaa Shaqadaani Maaha Mid Rabtaa shaqo
Maxamuud Arinkaasi Wuxuu yire gabdhaani katagi meyso Gurigaani Waana ay sii joogi
Doontaa inta Kadhiman Nolasheeda Waana Ay joogeysaa Katagi mesyo Halkaani
Maama Nuuro Waxey Go aan Buuxda Ku gaartey in ay Raacdeyso Gabdhaasi ,
Masaakiinta Ah oo aanan Wax danbi Laheyn Maxamuud Gabadhaasi Waxuu uqaadey
Jaceyl Xaddhaaf ah lakiin Muusan usheegan Waxuuna Gu aan ku gaarey Maalin Maalmaha Kamid ah in uu usheegi Doono Arinkiisa Kusaabsan Jaceyka uu uqabo
Gabdhaasi Waxuu Habeen Habeenada Kamid ah Usheeg in uu Socdo Caawa Filimkii
Magaciisu Ahaa qayaamat se qayaamat oo Ahaa Filin Jaceyl Iyo qiso Xanbaarsan
Waxeyna Tire Waayahay Walaale Waan kuu Raacyaa Waxuuna Maalinkaasi Dhar uuga
soo iibashey Carwadii Caanka Aheed ee Magaceedu Ahaa Carwo Idka Waxuuna Faraha Kasaarey Dharkii Quruxda Badnaa ee uu soo iibshey Habeenkaasi Khadro
Ma Aysan Malesyan Hadiyadaasi Qaaliga Ah ee uugu soo Talagaley Khadro
Habeenkaasi Waxaa Kamuuqatey Faraxad Iyo Reyn Waxaana Casho Habeenkaasi
Laga siiyey Hotelkii Caanka Ahaa Ee Hoteel Naaso Hablood Aydoo aadan
Malesyan Karin Farxada Habeenkaasi Kamuuqatey Iyo Reyn Reynta Aysan Maleysan
Karin Wiilkaasi Maxamuud Ahaa Waxeyna Isla Markiiba usii Dhaqaaqen Xagii
Shenimaada Waxaana Habeenkaasi uu Go aan Buuxada Ku gaarey Maxamuud in uu lasocdsiiyo Arinkiisa Kusaabsan Jaceylka Waxuu Durbadiiba Yire Walaaley Khadro
Waxaan Rabaa in aan kuu sheegto Arin Cusub ama kusoo siyaadey Nafsadeyda
Tasoo Ah Waxaan Doonayaa in aan kuula Qeybsado Nolasha in aan Kuula Wadaago
Nolasha Waxaana Diyaar u ahay in aan kuula Qeybsado Wax kastoo kuugu soo Siyaado Kuna Saabsan Arimahaaga Waxaan kuu jeclahay Si aan Caadi Aheyn khadro
Waxaan Doonayaa Caawa in aan Kagaga Waramo Xaqiiqda Jirtaa Waxaan ahay
Naf kujecl una ubaahan in aan waq igaagala Qabato Arinkaasi Maxaadsan igaaga Oran
Kartaa Arinkaasi Waxeyna Jawaab uugaga Dhigtey Aniga Jooga Gurigiina Ah Jaariyadii
Guriga Miyaad ijeclaan Kartaa aanan Laheyn qurux Lagu Jeclaado Markaasi Waxuuna
Yire Maxamuud Miyaadan Aheyn Gabar somaliyeed Miyaadan istaahilin in lagu Jeclaado Mise Niyaadada Waxaa kujiraa Waxaad Tahay Shaqaalo Xun Laguma
Jeclaan Karo Walaale Taasi Niyadaada Kasaar Waxaasi maaha Dhaqan jiraa iskana
Iloow Arimhaasi Waxaan Ahay Ruux kujecal uuna Baahan in aad Wax laqabato
Arinkaasi Kasoo Fakir Waxaan kusiinayaa Waqti ama Jaanis aad ugaaga soo Tashato
Abaayo macaan waxaan Rabaa in aad Arinkaasi Ogaato in uu Yahay Dhab aana
Kaa doonaayo Jawaab Dag dag Markasta Ad ogaato in aan Ahay Ruux kujecal
Maxamuud Maxey Noqon Doontaa Jawaabtiisa Miyeey Aqbali doontaa Arinkaasi
Khadra Hadii ay Aqbasha Maxaa Dhicdoona oo ay Sameyn Doontaa Maama Nuura
oo Ah Maxamuud Hooyadiis Miyaa lagaga Raacden Doonaa Shaqada Miyeey sii joogi
Waxaan su aal Weydiinayaa Aqristayaasheyda Goor Muu Yimadaa Jaceylka Dhabta
Lasoco Qeybtii Labaad Maalmaha Sosocdo Haduu Ilaahey Yiraahdo
Ah guurmasa La Ogaadaa Arinkaasi Ruuxkastaana Waa uu ka Jawaabi Karaa Arinkaasi Cid Alaale Cidii Hesyaa Jawaabtaasi Waxaan kusoo Dhaweynaa ..
Fiiro gaar ah: Qormadan waxay wada quseysaa dhallinyarada wiilal iyo gabdhaba intaba Inta Daneysaa Sheekooyinka Kafaaloonaya Arimaha Jaceylka
Lasoco Aqristoow Qeybha kale ee sheekadaani Maalmaha soo Socda Haduu Alaha awooda Lahi ugulaado …………………..
NB: Qoraalkaan xaquuq Diisa Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan Amar La,aana Lama daabacan Karo lamana Qaadan karo ilaa ogulaasho Lagaga Helo Qoraaga sheekada
Waxaa Qorey Al ustaad Cumar Cabdi Xaashi Iyo Hoodo Axmed Ibaarhim
Wixii aragtidaada ah iigagala soo xiriir ciwaanadan
Wixii aragtidaada ah iigagala soo xiriir ciwaanadan
suxufi200@yahoo.co.uk
xaash111@hotmail.com
Tell 254722942767
Roodo Axmed Ibaarhim Hoodo Indho Uroon
Email hoodo07@hotmail.com
hoodo007@yahoo.com
Hargesya Somaliland
Tell.25224413673
Qeybta 1-aad ee Qisada Guurkii Nabigga
October 14, 2007 at 4:49 pm | In Dhambaal | Leave a Comment GUURKII NABI MUXAMMAD” Nabigu isaga oo 25
jir ah ayuu guursaday Khadiija oo ka wayneyd 15 sano”
-
Nabi Muxammad (NNK) wuxu ahaa tusaale nool oo dunida loo soo diray si loogaga daydo wejiyada nolosha oo dhan.
Innagoo guud marayna guurkii nabi Muxammad, nabad iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee, bal marka hore aynu soo qaadanno xaqiiqooyin dhowr ah;
1.Guurku wuxu lagama maarmaan u yahay habsami u jiiritaanka bulsho.
2.Nabigu isaga oo 25 jir ah ayuu guursaday Khadiija oo ka wayneyd 15 sano.
Iyada ayaanu la noolaa ilaa konton jirkiisii, carruurtiisa oo dhanna u dhashay Ibrahim mooyee.
Kaligeed ayuu la noolaa ilaa ay ka geeriyootay iyadoo 65 jir ah, intay noolaydna dumar kale lamuu guursan.
3.56 jirkiisii ilaa 60 jirkiisii Nabigu wuxu guursaday sagaal haween ah oo isku xiga.
Guurarkiisa badankodu waxay dhaceen shan sano gudahood markuu ku jiray marxaladdii dacwaddiisa (mission) ugu adkayd.
4.Muxamad wuxu ku noolaa nolol fudud oo caadi ah.
Maalintii wuxu ahaa ninka ugu mashquulsan waagiisa.
Wuxu isku mar ahaa madaxa waddanka, garsooraha, taliyaha ciidamada, Macallin iyo imaam.
Habeenkii wuxu ahaa ninka ugu Alla-ka-cabsi badan, Seddex meelood laba habeenkii wuxu ku soo jeedi jiray cibaado.
Qalabka gurigiisu wuxu ka koobnaa dermooyin, joogag, bustayaal, iyo waxyaabo kale oon muhiim ahayn inkastuu ahaa borqorkii carabta oo dhan,
5.Haweenkiisa oo dhammi, Caa’isha mooyee, waxay ahaayeen carmal iyo kuwo la furay iyo kuwo laga dhintay- badankooduna malaheyn qurux, qaarna waabay ka da’ waynaayeen, dhammaantoodna waxay u baahnaayeen inuu gacan qabto.
Haddaba waxa is weydiin leh:
b.Muxuu nabigu (NNK) 25 jir ugu guursaday isagoon wax dumar ah hore xidhiidh ula yeelan?
t.Muxuu u doortay carmali 15 sano ka weyn? Muxuuse keligeed ula noolaa ilaa dhowr iyo konton jirkiisii intay ka geeriyoonaysay?
j.Muxuu u guursaday carmaliyadaa masaakiinta ah een lahayn wax loogu xisho?
x.Muxuu ugu noolaa noloshaa fudud ee caadiga ah isagoo wax kasta oo raaxo leh awoodayey?
kh.Muxuu haweenkaa badan u guursaday shantii sano ee noloshiisa ugu mashquulsanaa markaasoo dacwaddiisu maraysay meeshii ugu halis badnayd?
La soco qeybta dambe ee qisada guurkii Nabigeena NNKH.
Qeybta 1-aad ee Qisada nuucyada Galmoodka
October 14, 2007 at 4:42 pm | In Raaxada Guurka | 7 CommentsDad badan baa aaminsan in sida ay ragga iyo dumarkoodu isugu galmoodaan oo laga sheekeeyaa tahay wax ceeb ah oo ay habboon tahay in laga aamuso, waxaana weeye waa siday ku andacoonayaane.
wax Eebbe dadka ku abuuray oo qofku iyadoon looga sheekeyn uu keligii baranayo, fahamka caynkaas ahise waa mid runta ka fog.
Waxaa jira xaqaa’iq ka dahsoon xitaa kuwa isqabay tobanaanka sanadood oo intay isguursadaan, carruur isu dhala, dabeetana muddo dheer kala dhinta iyagoon weli dhadhamin macaantii dhabta ahayd ee galmada.
Inay jiraan dhibaatooyin u baahan in la xalliyo ha yeeshee daawadoodii la garan la’yahay, waxaad ka garan kartaa sida dhaqsaha leh ee uu u baaba’o jacaylkii ay isu qabeen labada ruux intii aanay aqalgelin, iyada oo durbaba kolka toddobaadka laga baxo aad arkaysid inuu billowdo kala-did iyo khilaaf laga yaabo inuu keeno furriin degdeg ah.
Waxyaabaha khilaafka keena waxa ugu horreeya aqoon darrida ku saabsan isu diyaarinta galmada, qaababka galmada iyo gunaanadkeeda intaba, waxaanay ugu sii daran tahay kolka ay aqoon darridaasi ka timaado dhinaca ninka.
Haddaba si aynu ummadda Soomaaliyeed u tusno in ka sheekeynta iyo dhaqangelinta qaababka kala duwan ee galmadu aanay ahayn ceeb âh˜siday dadka qaar ku andacoonayaan, waxaynu soo daliishanaynaa Aayad Qur’aan ah, annagoo weliba kahor marinayna qiso yar oo la sheegay inay soo degitaanka Aayadda sabab u ahayd.
Ibnu Cabbaas (RC) waxaa laga weriyey inuu yiri: (Waxaa wada degganaa dad Ansaar ah oo dhagxaanta caabuda iyo dad Yuhuud ah oo iyagu kitaab lahaa.
Ansaartu waxay Yuhuudda u arkayeen dad ka aqoon badan, saa darteed bay wax badan dhaqankooda kaga dayan jireen.
Dadka Yuhuudda ahi dumarkooda waxay ugu galmoon jireen oo qura qaabka dhinac dhinaca, iyada oo weliba cawrada haweeneydu ay aad u asturan tahay.
Dadka Qurayshta ah iyaga waxa caado u ahayd inay dumarkooda qaab kasta ugu galmoodaan uguna raaxaystaan, hadday ahaan lahayd soo jeed, sii jeed, jiif iyo joog intaba.
Kadib markii dadkii Muhaajiriinta (Quraysh) ahaa Madiina tageen, ayuu nin kamid ahi guursaday naag reer Ansaar ah, waxana uu damcay inuu ku billaabo qaababkii galmo ee ay Qurayshi caanka ku ahayd, waase ay ka diidday, waxanay ku tiri: Dhinac dhinac baa naloogu tegi jiraye ama saa iigu tag ama iga tag.
Dhibaatadii qoyskaa dadoo dhami wuu ogaaday, Rasuulkana (Sallallaahu calayhi wasallam) way gaadhay.
Markaas buu Allaha cisada iyo heybadda lihi soo dejiyey Aayadda: “Haweenkiinnu beer bay idiin yihiin, ee ugu taga beertiinna saad doontaan”.
Macnaha Aayaddu waa haweenkiinna ugu galmooda siijeed, soojeed, jiif ama joog qaabkaad doontaan, waase inaad uga galmootaan xubinta taranka oo qura oo aydnaan marnaba ku fekerin in aad dabada uga tagtaan. Eebbe waxa uu aayadda Qur’aana ku leeyahay:
Uga taga (dumarkiinna) halka Eebbe idin faray (inaad uga tagtaan).
Rasuulka Suubbanina (Sallallaahu calayhi wasallam) waxa uu xadiis ku yiri: (Eebbe ma fiiriyo maalinta qiyaamaha ninka naagtiisa dabada uga galmooda).
Haddaba barashada qaababka kala duwan ee galmadu waxa ay leedahay faa’iidooyin dhowr ah oo ay kamid yihiin:
-Kordhinta raaxada iyo macaanta jinsiyeed. Awoodda dareenka macaansi waxa uu ku xiran yahay sida ay isu haystaan labada isu galmoonaya iyo dhaqdhaqaaqooda xilliga ay galmadu dhacayso, taasi oo iyana ku xiran hadba aqoonta ay u leeyihiin arrintaasi. Waxa jirtay in aqoon yahan hore uu yiri: (Macaanta galmadu ma waarto haddii loo joogteeyo hal qaab, oo aan lagu beddelin qaabab kale). La soco Raaxada Guurka qeybta Galmoodka iyo barashadiisa
Maxamed dheere oo heshiis siyaasadeed la galay Cabdulahi Yusuf,dibna u doonayo Xildhibaanadiisii.
October 14, 2007 at 4:17 pm | In siyasada somalia | 2 CommentsGudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duq magaalaha Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb oo loo yaqaan Maxamed dheere ayaa markii ugu horeysay heshiis siyaasadeed la saxiixday Cabdulahi Yusuf Axmed ka gadaal markii ay Madaxtooyadda Baydhabo ku qaateen shir socday afar saacadood oo albaabada u xirnaa.
Madaxweyne Yusuf ayaa Maxamed dheere si cad ugu bandhigay qorshe siyaasadeedkiisa uu ku damacsan yahay inuu xilka kaga qaado Ra’isulwasaarre Cali Maxamed Geeddi,wuxuuna sidoo kale u sheegay masuulka uu la doonayo jagada uu hayo Proffeser Geeddi,sida ay Waagacusub u sheegeen hoowlwadeenada xafiisyada labada masuul .

“Cali Geeddi anigu ma aqoon balan iyo heshiis aan kula galay musharaxnimadeeydii Madaxweyne ee ahayd inaad leedahay xilka Ra’isulwasaarenimada ayaan tixraacay oo kaga dhigay Ra’isulwasaarre markaan isla ogolaanay inaan labadeena hadii aan dowlada hogaankeeda noqono nala aqbali Karin,adiga ayaa ii keentay oo kursigaadii baarlamaanka u baneeyay,sedex sanadoodna waad aragtaa inuu Xukumadii ka dhigay NGO,sidaas daraadeed ayaan kuugu yeeray si aan kuu ogeysiiyo inuu shaqadii Xukumada gudan waayay,waqtigiina ka dhamaaday”ayuu yiri Cabdulahi Yusuf oo Maxamed dheere kula hadlayay kulan ay ku yeesheen Baydhabo.
Sida ay Waagacusub u sheegeen ila xog ogaala oo warkooda aad loogu kalsoon yahay waxay Maxamed dheere iyo Cabdulahi Yusuf kala saxiixdeen heshiis siyaasadeed cusub oo ku saleysan awood qeybsiga dowlada,waxaana loo balanqaaday in laga dhigayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee Xukumadda Federalka Soomaaliya,taas oo uu si weyn u adeecay.
Maxamed dheere ayaa markii uu ka baxay kulankii uu la lahaa Cabdulahi Yusuf ,wuxuu hore ka shaaciyay inuu doonayo kursigiisii Xildhibaanimada ee uu ku wareejiyay Cali Maxamed Geeddi oo xilligii magacaabistiisa ay hortiil sharuud ku saleysan inuu noqdo Xildhibaan .maadama baarlamaanka ansixiyeen in Xukumadda aan laga qaadan Karin meel ka baxsan baarlamaanka.
Maxamed dheere ayaa khadka telefoonka kula hadlay Ra’isulwasaarre Geeddi ,wuxuuna ku wargeliyay isbedelkiisa siyaasadeed ee uu dib ugu doonayo kursigiisii uu ku wareejiyay Proff Geeddi ee Xildhibaannimadda.
Isbedel siyaasadeedka cusub ee Maxamed dheere oo ay noo xaqiijiyeen Xildhibaano la fadhiyay Ra’isulwasaarre Geeddi markii uu la hadlayay,ayaa noqday mid dareen cusub geliyay Cali Maxamed Geeddi oo hore isku haleeyn garab iyo gaashaan melleteri ugu qabay Maxamed Dheere oo ay isku heyb hoose yihiin.
Ra’isulwasaarre Geeddi ayaa la soo weriyay inuu magacaabay guddi deg dega oo Muqdisho iyo Baydhabo ku kala sugan si ay wax kaga qabtaan isbedelka cusub ee Maxamed dheere ka soo yeeray.
“Waa sax in Maxamed dheere la soo hadlay Geeddi oo ku yiri,waxaan doonayaa kursigeeygii baarlamaanka hasse yeeshee waxay ahayd mid xanaaq ku qasbay,hadana arinkaas waa la xaliyay oo waxaa la hadlay Iimaam Maxamud Iimaam Cumar “ayuu yiri Sarkaal sare oo ka tirsan Xafiiska Proff Geeddi.
Warar madaxbanaan ayaa sheegaya in heshiiska siyaasadeed ee ay wada gaareen Maxamed dheere iyo Cabdulahi Yusuf ay ka shaqeeyeen Itoobiyaanka,waxaana Magaalada Baydhabo aad looga hadal hayaa sida lama filaankaa ee Maxamed dheere isugu bedelay mar qura.
Maxamed Dheere ayaa habeen hore saq barkii wuxuu Baydhabo tagay isagoo wato gawaarida gaashaaman ee dagaalka ,wuxuuna socdaalkiisa dhaliyay qalqal iyo cabsi ay qaadeen Reer Baydhabo iyagoo aad uga cabsi qabay inuu la safan yahay Cali Geeddi oo duulaan ku yahay Madaxtooyadda Cabdulahi Yusuf.
Si kastaba ha ahaatee,warar hoose ayaa lagu helayaa inuu Cabdulahi Yusuf ka laabtay Proffeser Cali Jimcaale oo uu doonayo inuu ku bedelo Cali Geeddi,sababa badan oo isbiirsaday aawgeed,waxaana la qorsheeynayaa inuu Ra’isulwasaaraha ka magacaabo golaha baarlamaanka ,iyadoo aad loo hadal hayo inuusan ninkaas u dhalan beelweynta Hawiye una Beesha Isaaq ee Somaliland.
Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.
