Qeybta 1-aad ee Qisada nuucyada Galmoodka
October 14, 2007 at 4:42 pm | In Raaxada Guurka | 7 CommentsDad badan baa aaminsan in sida ay ragga iyo dumarkoodu isugu galmoodaan oo laga sheekeeyaa tahay wax ceeb ah oo ay habboon tahay in laga aamuso, waxaana weeye waa siday ku andacoonayaane.
wax Eebbe dadka ku abuuray oo qofku iyadoon looga sheekeyn uu keligii baranayo, fahamka caynkaas ahise waa mid runta ka fog.
Waxaa jira xaqaa’iq ka dahsoon xitaa kuwa isqabay tobanaanka sanadood oo intay isguursadaan, carruur isu dhala, dabeetana muddo dheer kala dhinta iyagoon weli dhadhamin macaantii dhabta ahayd ee galmada.
Inay jiraan dhibaatooyin u baahan in la xalliyo ha yeeshee daawadoodii la garan la’yahay, waxaad ka garan kartaa sida dhaqsaha leh ee uu u baaba’o jacaylkii ay isu qabeen labada ruux intii aanay aqalgelin, iyada oo durbaba kolka toddobaadka laga baxo aad arkaysid inuu billowdo kala-did iyo khilaaf laga yaabo inuu keeno furriin degdeg ah.
Waxyaabaha khilaafka keena waxa ugu horreeya aqoon darrida ku saabsan isu diyaarinta galmada, qaababka galmada iyo gunaanadkeeda intaba, waxaanay ugu sii daran tahay kolka ay aqoon darridaasi ka timaado dhinaca ninka.
Haddaba si aynu ummadda Soomaaliyeed u tusno in ka sheekeynta iyo dhaqangelinta qaababka kala duwan ee galmadu aanay ahayn ceeb âh˜siday dadka qaar ku andacoonayaan, waxaynu soo daliishanaynaa Aayad Qur’aan ah, annagoo weliba kahor marinayna qiso yar oo la sheegay inay soo degitaanka Aayadda sabab u ahayd.
Ibnu Cabbaas (RC) waxaa laga weriyey inuu yiri: (Waxaa wada degganaa dad Ansaar ah oo dhagxaanta caabuda iyo dad Yuhuud ah oo iyagu kitaab lahaa.
Ansaartu waxay Yuhuudda u arkayeen dad ka aqoon badan, saa darteed bay wax badan dhaqankooda kaga dayan jireen.
Dadka Yuhuudda ahi dumarkooda waxay ugu galmoon jireen oo qura qaabka dhinac dhinaca, iyada oo weliba cawrada haweeneydu ay aad u asturan tahay.
Dadka Qurayshta ah iyaga waxa caado u ahayd inay dumarkooda qaab kasta ugu galmoodaan uguna raaxaystaan, hadday ahaan lahayd soo jeed, sii jeed, jiif iyo joog intaba.
Kadib markii dadkii Muhaajiriinta (Quraysh) ahaa Madiina tageen, ayuu nin kamid ahi guursaday naag reer Ansaar ah, waxana uu damcay inuu ku billaabo qaababkii galmo ee ay Qurayshi caanka ku ahayd, waase ay ka diidday, waxanay ku tiri: Dhinac dhinac baa naloogu tegi jiraye ama saa iigu tag ama iga tag.
Dhibaatadii qoyskaa dadoo dhami wuu ogaaday, Rasuulkana (Sallallaahu calayhi wasallam) way gaadhay.
Markaas buu Allaha cisada iyo heybadda lihi soo dejiyey Aayadda: “Haweenkiinnu beer bay idiin yihiin, ee ugu taga beertiinna saad doontaan”.
Macnaha Aayaddu waa haweenkiinna ugu galmooda siijeed, soojeed, jiif ama joog qaabkaad doontaan, waase inaad uga galmootaan xubinta taranka oo qura oo aydnaan marnaba ku fekerin in aad dabada uga tagtaan. Eebbe waxa uu aayadda Qur’aana ku leeyahay:
Uga taga (dumarkiinna) halka Eebbe idin faray (inaad uga tagtaan).
Rasuulka Suubbanina (Sallallaahu calayhi wasallam) waxa uu xadiis ku yiri: (Eebbe ma fiiriyo maalinta qiyaamaha ninka naagtiisa dabada uga galmooda).
Haddaba barashada qaababka kala duwan ee galmadu waxa ay leedahay faa’iidooyin dhowr ah oo ay kamid yihiin:
-Kordhinta raaxada iyo macaanta jinsiyeed. Awoodda dareenka macaansi waxa uu ku xiran yahay sida ay isu haystaan labada isu galmoonaya iyo dhaqdhaqaaqooda xilliga ay galmadu dhacayso, taasi oo iyana ku xiran hadba aqoonta ay u leeyihiin arrintaasi. Waxa jirtay in aqoon yahan hore uu yiri: (Macaanta galmadu ma waarto haddii loo joogteeyo hal qaab, oo aan lagu beddelin qaabab kale). La soco Raaxada Guurka qeybta Galmoodka iyo barashadiisa
7 Comments »
RSS feed for comments on this post. TrackBack URI
Leave a comment
Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.

Qeybta 1-aad ee Qisada nuucyada Galmoodka
Posted by Aden under Raaxada Guurka
Dad badan baa aaminsan in sida ay ragga iyo dumarkoodu isugu galmoodaan oo laga sheekeeyaa tahay wax ceeb ah oo ay habboon tahay in laga aamuso, waxaana weeye waa siday ku andacoonayaane.
wax Eebbe dadka ku abuuray oo qofku iyadoon looga sheekeyn uu keligii baranayo, fahamka caynkaas ahise waa mid runta ka fog.
Waxaa jira xaqaa’iq ka dahsoon xitaa kuwa isqabay tobanaanka sanadood oo intay isguursadaan, carruur isu dhala, dabeetana muddo dheer kala dhinta iyagoon weli dhadhamin macaantii dhabta ahayd ee galmada.
Inay jiraan dhibaatooyin u baahan in la xalliyo ha yeeshee daawadoodii la garan la’yahay, waxaad ka garan kartaa sida dhaqsaha leh ee uu u baaba’o jacaylkii ay isu qabeen labada ruux intii aanay aqalgelin, iyada oo durbaba kolka toddobaadka laga baxo aad arkaysid inuu billowdo kala-did iyo khilaaf laga yaabo inuu keeno furriin degdeg ah.
Waxyaabaha khilaafka keena waxa ugu horreeya aqoon darrida ku saabsan isu diyaarinta galmada, qaababka galmada iyo gunaanadkeeda intaba, waxaanay ugu sii daran tahay kolka ay aqoon darridaasi ka timaado dhinaca ninka.
Haddaba si aynu ummadda Soomaaliyeed u tusno in ka sheekeynta iyo dhaqangelinta qaababka kala duwan ee galmadu aanay ahayn ceeb âh˜siday dadka qaar ku andacoonayaan, waxaynu soo daliishanaynaa Aayad Qur’aan ah, annagoo weliba kahor marinayna qiso yar oo la sheegay inay soo degitaanka Aayadda sabab u ahayd.
Ibnu Cabbaas (RC) waxaa laga weriyey inuu yiri: (Waxaa wada degganaa dad Ansaar ah oo dhagxaanta caabuda iyo dad Yuhuud ah oo iyagu kitaab lahaa.
Ansaartu waxay Yuhuudda u arkayeen dad ka aqoon badan, saa darteed bay wax badan dhaqankooda kaga dayan jireen.
Dadka Yuhuudda ahi dumarkooda waxay ugu galmoon jireen oo qura qaabka dhinac dhinaca, iyada oo weliba cawrada haweeneydu ay aad u asturan tahay.
Dadka Qurayshta ah iyaga waxa caado u ahayd inay dumarkooda qaab kasta ugu galmoodaan uguna raaxaystaan, hadday ahaan lahayd soo jeed, sii jeed, jiif iyo joog intaba.
Kadib markii dadkii Muhaajiriinta (Quraysh) ahaa Madiina tageen, ayuu nin kamid ahi guursaday naag reer Ansaar ah, waxana uu damcay inuu ku billaabo qaababkii galmo ee ay Qurayshi caanka ku ahayd, waase ay ka diidday, waxanay ku tiri: Dhinac dhinac baa naloogu tegi jiraye ama saa iigu tag ama iga tag.
Dhibaatadii qoyskaa dadoo dhami wuu ogaaday, Rasuulkana (Sallallaahu calayhi wasallam) way gaadhay.
Markaas buu Allaha cisada iyo heybadda lihi soo dejiyey Aayadda: “Haweenkiinnu beer bay idiin yihiin, ee ugu taga beertiinna saad doontaan”.
Macnaha Aayaddu waa haweenkiinna ugu galmooda siijeed, soojeed, jiif ama joog qaabkaad doontaan, waase inaad uga galmootaan xubinta taranka oo qura oo aydnaan marnaba ku fekerin in aad dabada uga tagtaan. Eebbe waxa uu aayadda Qur’aana ku leeyahay:
Uga taga (dumarkiinna) halka Eebbe idin faray (inaad uga tagtaan).
Rasuulka Suubbanina (Sallallaahu calayhi wasallam) waxa uu xadiis ku yiri: (Eebbe ma fiiriyo maalinta qiyaamaha ninka naagtiisa dabada uga galmooda).
Haddaba barashada qaababka kala duwan ee galmadu waxa ay leedahay faa’iidooyin dhowr ah oo ay kamid yihiin:
-Kordhinta raaxada iyo macaanta jinsiyeed. Awoodda dareenka macaansi waxa uu ku xiran yahay sida ay isu haystaan labada isu galmoonaya iyo dhaqdhaqaaqooda xilliga ay galmadu dhacayso, taasi oo iyana ku xiran hadba aqoonta ay u leeyihiin arrintaasi. Waxa jirtay in aqoon yahan hore uu yiri: (Macaanta galmadu ma waarto haddii loo joogteeyo hal qaab, oo aan lagu beddelin qaabab kale). La soco Raaxada Guurka qeybta Galmoodka iyo barashadiisa
Leave a Reply
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website
Archived Entry
Post Date :
October 14, 2007 at 4:42 pm
Category :
Raaxada Guurka
Do More :
You can leave a response, or trackback from your own site.
Comment by naaji — October 1, 2008 #
Walaal waxaad sheegayso xadiiska iyo aayada quraanka oo dhan iyo sheekada waa wax sax ah oo dhacay laakiin sida adiga aad rabtid in aaad uga sheekaynaysid baa qalad ah, haddii aad diinta si fiican u taqaan xadiis baa jiro nabiga (SCW) uu diidayo in ninka iyo naagta is qabo ay ka sheekeeyaan waxay isku sameeyeen, marka waxaan ku dhihi lahaa diintaada dib ugu noqo gaala iska dhig dhigana waa lagu halaagsamaa WCWWB
Comment by warmoog — November 24, 2008 #
waxaa ahay wil soo maaliyeed oo degan itobiya waxaan ka mid ahaya ,acaamiisha sida weyn ugu tixan ka bogashada wax yaabaha faa’iidada leh ee webkan aaqiritaankiina waan idinkaga mahad celinayaa hawsha aad wadaan iyo sida weyn ee aad ugu dhabar adeegten inaad dadweynaha wax u faa’iideysaan ok guud by iyo hawl wacan
Comment by c/risaaq — November 30, 2008 #
waaaaaaaaaaaaaaaw aad baan idinkugu hambalyeeynayaa sida wacan ee aad ugu soo bandhigteen wax yaabaha faa’iidada leh ee maankiina ku dhexyaal walahi waa dhididiilo farxadeed waana idinkaga mahadcelinayaa ee waxaana aan ka mid ahay macaamiisha webkan ok xiriir wacan hawl wanaagsan
Comment by xuseen aba cali — November 30, 2008 #
aad
Comment by sali omar — December 5, 2008 #
aad buu ufiican yahay in laga faa idaysto si ay unoqoto in laoga jaahil baxo ,sidan lawda ogyahay arima maanta kala haysata qoysaska soomaliyeed
Comment by sali omar — December 5, 2008 #
waan idin salaamay salaanta dunida ugu qaalisan anigoo ah wiil dhalin yaraah magacaygu waa jaamac cabdi jaamac waxaana joogaah ethobia waxaana halkaan idiin soo marinayaah salaan sare waxaad igala soo xariiri kartaan iimeelkaan jamac_yare2010@hotmail.com ok byyyyyyyyyyyyyyy
Comment by jamac — September 2, 2009 #