True Love Sheeko jacel oo dhab ah
November 12, 2007 at 1:22 am | In True Love | 10 CommentsSheeko jacel oo dhab ah
Sheeko run ah oo ku dhacday wiil iyo gabar Soomaliyeed oo Kunoolaa Wadanka Somali Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho Taariikhudu Markey Aheed 23/7/97
Axmed Wali Mohamed Cise Iyo Seyruuq Jaamac Idiris Waxeyna Wadada Dhigan Jireen School Al Cimra oo Kuyaaley Xaafada Xamar Jadiid Seyruuq Waxey Aheed
Gabar Ad iyo aad isku Kala Weyn Badnaa aanan lahadli Jirin Ardayda Dhigtaa Schoolka Runtii Gabdhaasi Waxeyna Aheed Gabar ku Wanaagsan Xagaga Waxbarshada Lakiin Islaweyn Waxaana Galaaska Caadu u Ahaa Markey soo Gasho Aydoon Cid Aysan Lahadlin in Ay Fariisato Kursigeeda Gabadhaasi Waxaa aad Ujeclaa lakiin aan Usheegan Axmed Wali oo Asna Ahaa Wiilsha Galaaska Ugu Wanaagsan Dhanka Edaabta Iyo Waxbarshada intaba Maalin Maalmaha Kamid ah
Ayuu Waxuu Go aan Buuxada Ku gaarey Axmed In uu Waraaq ama Fariin udero Seyruun Waxuuna soo Diyaarsadey Waraaqdii iyo Qalinkii Waxaana uu Bilaabey Waxuuna Kubilaabey Sidatan ************
To Seyruuq Jaamac Idiris From Naf kujecel
Waxaan Marka Hore Hawada kusoo Marinayaa Salaan qiimo Qaayo badan Salaan taasoo Kagaaga Soo Gudey Xubnaha uugu Muhiim san Jirkeyga Salaan taasoo Kamcaan badan Malabka Shinda Kana Udgoon badan Saxan Saxada Roobka Macaaneey Hadaan kaagaga Waramo Xaaladey Waxaan Ahay Naf kujecl Waxaan kaa Codsanyaa in aad Wax igaaga la qabto Jaceylka aan kuu qabo Waxaana Filayaa Markaad Aragto Fariinteyda in aad Jawaab Dag Dag ah Isoo Deri Doonto ama Ad isoo Gaarsiin Doonto Macaaneey *************
Daruuraha hilaaciyo
Dayax Nuurayaay tahey
Soomalida dirkeediyo
Dun Xariira baad tahey
Dawadii jacaylkiyo
Dookhiisiibaad tahey
****************
Deegaan bislaatiyo
Doog baxaya baad tahey
Qalbigu ku dararoo
Indhaha kugu doogsada
*****************
Waraaqdii Dhanbaalka Ahayd ee Axmed Wali Waxuu Gu aan ku gaarey in uu Farha kasaaro Seyruuq Asagoo Maalinkaasi Cabsi Farabadan Kamuuqatey Iyo Naxdin Asgoo Maalinkaasi Islahaa Armey kuugu Xanaaqdaa oo ay Maanta ku Ceebeysaa Seyruuq oo Maalinkaasi aad Moodo Quruxda Iyo Dhalaalka oo aad moodo in ay soo Adey Aroos Ama Xalfad Ayaa Soogashey Galaaska Waxeyna Maalinkaasi
Salaantey Ardeydoo Dhan Waa Markii ay uugu Horeysay ay Salaanto Ardeyda….
Waxeyna Agfariisatey Kursigii Axmed Wali Waxuu Bilaabey in uu Yiraahdo Abaayo macaan Waan kusalaamey Seyruuq aydiina Waxey Tire Waan kaa Gudoomey Walaale Waxuuna Gudoon Siiyey Waraaqdii Quruxda Badneed ayduna Waa ay Gudoontey *
Aqristoow Qeybaha Kaloo ee Qisadaani Waxeyna Idiin Bilaaban Doontaa Weegaani Haduu ilaahey Yiraahdo Waxii Fariin ahna Waxaad iigugu Soo Hagaajin Kartaa Ciwaanadeyda Ama Waxii Talo Iyo Tusaalo ah Waxaad iigu soo Hagaajin Kartaa Hadii aad Qaladaada Aragtaana Ka Raali Ahaada Aqristayaasha Qiimaha Iyo Qaayaha Lahoow …….
Waxa Qoray:Ciise Maxamuud Khaliif Ciise Yare
Email ciisecalas@hotmail.com
ciise_200@yahoo.co.uk
Tell 254722610528
Xuquuqda Qisdaani Waxay ku Kedsan Tahay Qoraaga Sheekdaani Asaga uunbaa Lagala soo Xiriiri Karaa Amar Laan lama Daabacan Karo lama Copy Laguma Sameyn Karo Ilaa Ogulaansho Laga Helo Qoraagaga Sheekdaani Maxamuud Khaliif Ciiseyare
Lasoco Qeybta 2 Baad Haduu Ilaahey Yiraahdo….
10 Comments »
RSS feed for comments on this post. TrackBack URI
Leave a comment
Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.

niman yohoow sheko dhamaystiran soo qora ama naga dhaafa goos gooska nin kasta labo eray ayuu so qorayaa kadibna waxuu leeyahay lasocda qayb ta labaad m,arkaan qaybta labaad sugayno ma shaqo la,aan ayaan nahay naga taga waxaad tihiin manaqaanee
Comment by mohamud — June 4, 2008 #
war waxa walaba way soo qorayan laba eryaba hadi aya mel ku arkan way soo copy nayan marka aya ku odhanyan wanu sameenaya lol war soo wad qor hadi aad adiga atahay hadi kale dadka sheekoyinka uu dhaaaaaaaaaaaf cami
Comment by suldan — July 21, 2008 #
a/s/c/ waxaan idunkusalaamay salaanta islaamka salaan kadib waa aad mahadsantihiin dhamaantiin shaqaalaha websitekaan sida aad sheekoyinka noogo soogudbidaan hadan waxaan sifiican ugu xiranahay websitekaan marka waxaan idinka codsanaa in aad sheekooyinka xiisahaleh noosoogudbidaan waana aad mahadsantihiin
Comment by c/qaadir — August 30, 2008 #
walaal sheekadiinu way iqancisay balse madhamaystirnee soo dhamaystira in yar uunbaadkaqoraysiin maxaa dhacay maad kacaajisantihiin in ta aad qoraysaan?
Comment by mustafe — September 6, 2008 #
scw
sheekada way fiicnaan lahayd laakiin qoraalkii afsomaaliga ayaad mooda in aan aad loo aqoonin marka waa lagu yara caajisayaa
Comment by sahra — October 20, 2008 #
Sheeko run ah oo ku dhacday wiil iyo gabar Soomaliyeed oo Kunoolaa Wadanka Somali Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho Taariikhudu Markey Aheed 23/7/97
Axmed Wali Mohamed Cise Iyo Seyruuq Jaamac Idiris Waxeyna Wadada Dhigan Jireen School Al Cimra oo Kuyaaley Xaafada Xamar Jadiid Seyruuq Waxey Aheed
Gabar Ad iyo aad isku Kala Weyn Badnaa aanan lahadli Jirin Ardayda Dhigtaa Schoolka Runtii Gabdhaasi Waxeyna Aheed Gabar ku Wanaagsan Xagaga Waxbarshada Lakiin Islaweyn Waxaana Galaaska Caadu u Ahaa Markey soo Gasho Aydoon Cid Aysan Lahadlin in Ay Fariisato Kursigeeda Gabadhaasi Waxaa aad Ujeclaa lakiin aan Usheegan Axmed Wali oo Asna Ahaa Wiilsha Galaaska Ugu Wanaagsan Dhanka Edaabta Iyo Waxbarshada intaba Maalin Maalmaha Kamid ah
Ayuu Waxuu Go aan Buuxada Ku gaarey Axmed In uu Waraaq ama Fariin udero Seyruun Waxuuna soo Diyaarsadey Waraaqdii iyo Qalinkii Waxaana uu Bilaabey Waxuuna Kubilaabey Sidatan ************
To Seyruuq Jaamac Idiris From Naf kujecel
Waxaan Marka Hore Hawada kusoo Marinayaa Salaan qiimo Qaayo badan Salaan taasoo Kagaaga Soo Gudey Xubnaha uugu Muhiim san Jirkeyga Salaan taasoo Kamcaan badan Malabka Shinda Kana Udgoon badan Saxan Saxada Roobka Macaaneey Hadaan kaagaga Waramo Xaaladey Waxaan Ahay Naf kujecl Waxaan kaa Codsanyaa in aad Wax igaaga la qabto Jaceylka aan kuu qabo Waxaana Filayaa Markaad Aragto Fariinteyda in aad Jawaab Dag Dag ah Isoo Deri Doonto ama Ad isoo Gaarsiin Doonto Macaaneey *************
Daruuraha hilaaciyo
Dayax Nuurayaay tahey
Soomalida dirkeediyo
Dun Xariira baad tahey
Dawadii jacaylkiyo
Dookhiisiibaad tahey
****************
Deegaan bislaatiyo
Doog baxaya baad tahey
Qalbigu ku dararoo
Indhaha kugu doogsada
*****************
Waraaqdii Dhanbaalka Ahayd ee Axmed Wali Waxuu Gu aan ku gaarey in uu Farha kasaaro Seyruuq Asagoo Maalinkaasi Cabsi Farabadan Kamuuqatey Iyo Naxdin Asgoo Maalinkaasi Islahaa Armey kuugu Xanaaqdaa oo ay Maanta ku Ceebeysaa Seyruuq oo Maalinkaasi aad Moodo Quruxda Iyo Dhalaalka oo aad moodo in ay soo Adey Aroos Ama Xalfad Ayaa Soogashey Galaaska Waxeyna Maalinkaasi
Salaantey Ardeydoo Dhan Waa Markii ay uugu Horeysay ay Salaanto Ardeyda….
Waxeyna Agfariisatey Kursigii Axmed Wali Waxuu Bilaabey in uu Yiraahdo Abaayo macaan Waan kusalaamey Seyruuq aydiina Waxey Tire Waan kaa Gudoomey Walaale Waxuuna Gudoon Siiyey Waraaqdii Quruxda Badneed ayduna Waa ay Gudoontey
Comment by abuukar — July 30, 2009 #
asc wr wb. marka hore waydun ku mahdsaan tihiin sheekooyinkiinan aydun dadwaynaha u soo gudbisan, lakin waxa idinka maqan waxooga talo ah,
oo ah in aydun dhaman u soo wada gudbisan sheekada dadka si ay iyaguna uga bogtaan lakin sheekadii markaydun u samysaan partyo sheekadu ma noqonayso mid xiiso leh.
Comment by qaali — August 9, 2009 #
walaal aad iyo aad ban idiin salaamaya
runti sheekatu aad bay u macaanayd ee waxaa fiicaan aadigu noo dhameeyo
runti wanad mahad santahay
by barwaqo
Comment by barwaqo — August 20, 2009 #
Walal waxa idinka codsana inad so dhamestirtan shekoyinka hadi kale ad iska daysan max yelay waxad arkesa sheko qatar ah markay mel ficn mareso wad jaresan o waxad ledin lasoco mana laso dayo tas waxa lo qadan kara been inteda la eg
Comment by Saacid soona — October 7, 2009 #
Asalaamu caleykum
Walaal waxaan idin ka cudsanayaa sheekadan in aan iigu soo hagaa jisaan adresskeyga ee bye
Comment by Sheekh xasn al-mascuud — October 16, 2009 #