Faahfaahinta Qudbadii daraad Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu jeediyay, “Gafafka uu qudbada ku geystay”.
November 22, 2007 at 10:00 am | In siyasada somalia | Leave a Comment
Faahfaahinta Qudbadii daraad Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu jeediyay, “Gafafka uu qudbada ku geystay”. Baydhaba, 22/11/2007 November
Shabakada Waagacusub waxey idiin soo bandhigeysaa qudbadii uu daraad magaalada Baydhaba ka jeediyay Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Somali Cabdilaahi Yuusuf Axmed, inagoo soo qaadan doono qodobada ugu muhiimsanaa oo uu Madaxweynaha halkaasi ka jeediyay, waxana jiray gafaf dhowr ah oo uu qudbadaasi ka geystay.
Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.
