Jaceyl..??
May 21, 2008 at 11:37 am | In sheeko jaceyl | 5 CommentsTags: jecyl, Sheeko
Jaceyl:Maxaad Ka Taqaan Jaceylka?Waa maxay jaceyl?
Waa maxay daawada jaceylku? Goorma ayaa la dareemaa jaceylka?
Run ahaantii jaceyl waa ereyga ku soo noq noqda in badan qalbiyada dadka Majiraa jaceyl mise ma jiro? Waa wax jira jirina doona inta ay dunidani dhisantahay waana dareen ku lamaansan jiritaanka nolosheena waayo qof walba wax ayuu ka helaa akhristoow! Ka hadalka jaceylka ama faalooyinkiisu aad ayey u badan yahin lakin hadii aan ku noqdo
su’aalaha kor ku xusan WAA MAXAY JACEYL? Jaceyl sifooyinka lagu sifeeyo waxa ka mida ah doonis, rabid, ka helid, u khushuucid, jamasho, ka dhex dhalata labada qof Markey kulmaan akhriste doonistaa ama rabitaankaas oo marwaliba ay naftaadu tebeyso qofkii ay ka heshey, Runtii dawada jaceylka oo shaki ku jirin waxay tahay inaad hesho qofkii aad ka heshay kaasoo qalbigiisu kuusoo jeedo kuuna ah daacad hadii aad intaasi heysato waxad heshey dawadii jaceylka!
Jaceyl waxa la dareemaa marka aad la kulanto qof nafsadaadu ka hesho naftaaduna ogolaato! Markaas ayaad si dhaba u dareemeysaa jaceylka waayo jaceylka ayaaba ah DAREEN
Rabitaanka qofka aad jeceshahay waxa aad kala kulmeysaa farxad marna
murugo hadana labadaasiba waxa kuu haya qofkii aad ka heshey means aad jecleyd hadii sabababaha noocaasa soo qaadno Tusaale: waxad doontey inaad wacdo qofkii aad tebeysay ee aad jecleyd then waad weydey waxa aad dareemeysaa niyad xumo hadii aad hesho ama aad la kulanto qofka aad jeceshahay waxa aad dareemeysaa farxad akhriste run miyaa mise waa been tusaalahaasi? Akhriste maxad ka taqaan cadowga
jaceylka? Waxa uugu weyn cadowga jaceylka oo la sheego waxa ka mida 1- foqriga 2-
sedexeeyaha waxa loo yaqaan (cilmi boodhari ayaa waxa uu idhi hadii uu faqrigu qof ahaan lahaa waan dili lahaa) Sidoo kale sedexeeyaha ayaa ahaan lahaa wax la dilo ee danbi ayaa ku jira kakakkakaak akhriste waxan dhanbaalkan kusoo gebagebeynaya
1- matahay qof nolosha jecel ?
2- matahay qof farxad jecel ?
3- matahay qof wax jecel ?
4-matahay qof la jecel yahay ?
5-matahay qof farxad inu ku noolado jecel?
Si kastaba ha ahaatee ha fakarin. Ha warwarin. Ha calaa calin U dhoola cadee nolosha. Una qosol.
Waligaa inta aad nooshahay. Waxan kaa balan qaadayaa hadii aad keento wajifuran. Qalbi saafiya.
Niyad saafiya. Waxa hubaal ah inaad guuleysaneyso aakhirka kuna guuleysaneyo hawlahaaga nololeed
waxii war bixina: Qoraaga: faalada
Muna maxameda daahir
Hargeisa s/land
muna_maxamed@yahoo.com
muna_maxamed@hotmail.com
5 Comments »
RSS feed for comments on this post. TrackBack URI
Leave a comment
Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.

waan ka helay runti shekadan
Comment by mohamed — May 27, 2008 #
waan kahelay sheekadaan macaan aniga waxaa ihaayo jaceel jirka galay
Comment by ciise — January 21, 2009 #
anigu run ahaantii waan ka helay waxaan u mahad celinayaa ilaahay marka xigta hooda waxaanan ahay wiil ku nool qurbaha dadkan qurbaha jooga kolay jaceyl wax ay ka garanayaan ma jirto wakaa emailkaygu waad mahadsan tihiin dhamaantiinba lasaaro_01@hotmail.com
Comment by muhanad — October 5, 2009 #
wan idiin salaamay ku ligiin anta arreeso qoraal kega wad ku mahad san tihiin dhamantiin wan kahelay sheekada jaceelka ah dhabtii jaceelka waa muhiim
Comment by yusra — November 7, 2009 #
waxan ahay gabar somaliyeed waxan jaceel wadaa 10 sano ninkaan jec lahay wuu iga fog yahay ee maxan sameeyaa maxan ku ilaabi karaa jaceelkaas
Comment by yusra — November 7, 2009 #