Xilliga Doorashooyinka & Doorka Soomaalida Mareykanka-
June 13, 2008 at 7:13 pm | In maqal | Leave a CommentTags: maqal
|
|
| waxaa la daabacay Mon 09 Jun 2008 09: 56: 21 |
Soomaalida reer Ameerika waxey ka mid yihiin dadyowga laga tiro badan yahay, inta badan waa soo galooti cusub, waxaana kusoo badanaayo waayahaan dambe dadka ayaga qaato jinsiyadda Ameerikaanka ah.
Haddaba waxaa inala gudboon in aynu ka qeyb qaadanno arrimaha waddankaan ka socda guud ahaan, si aan wax ula qaybsanno dadweynaha Mareykanka ah. Waxaa hadda socda doorashooyin xasaasi ah. Nasiib wanaag waxaa ku jira tartamayaasha murashaxa asaga ka socda xisbiga dimuqraaddiga ah Senator Barack Obama, ninkaas oo ujeeddooyinkiisa siyaasadeed eey si aad ah u waafaqsan yihiin danaha dadka Soomaaliyeed, kuwa dadka soo galootiga ah, muslimiinta, dadka dhaqaalaha yar iyo guud ahaan dadka Marykanka ahba sidey u badan yihiin. Waxaa kaloo xusid mudan murashaxa la tartamaayo Obama in uu yahay Senator John McCain oo asaga siyaasad ahaan kasoo horjeeda inta aan kor xusay oo idil. Continue reading Xilliga Doorashooyinka & Doorka Soomaalida Mareykanka-… |
Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.
