Jaaliyadda & Howlwadeenada safaarada Soomaalida Ruushka oo eedeyn kulul u jeediyey safiirka dowladda federaalka
July 26, 2008 at 10:00 pm | Posted in siyasada somalia | 8 CommentsTags: safarada, somalia
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ruushka ayaa si ba’an ugu eedeynaya Maxed Maxuud Xandule oo ah safiirka dowladda federaalka u fadhiya dalka magaalada Moscow ee Ruushka arrimo la xiriir musuqmaasuq iyo ku takri fal awooda dowliga ah, oo uu u adeegsaday dano gaar ahaaneed, waxeyna sidoo kale ku dhaliileen Xandule in uu dadka Soomaaliyeed kula dhaqmo hanaan qabyaaladeed, isagoo dhismaha safaaradana ka dhigay xafiis uu shaqsi u leeyahay
Dadka dhaliilaya Xandule ma ahan oo keliya Jaaliyada, sidoo kale waxaa dhaliil taas la mid ah u soo jeedinaya qaar ka mid ah howlwadeenada safaarada, waxaana howlwadeenadu ku eedeeyeen qodobada hoos ku qoran:-
1) In ay safaaradda Somaliya ee Russia noqotay hanti gaar ah.
2) In safaarada aanan laga aqoosanayn Midnmada iyo Qaranimada Soomaliyeed.
3) In Pass-porka Somaaliga la siiyo ajnabi loona diido Soomalidii xaqa u lahayd.
4) In dadka la siiyay Somali Diplomatic Pass-port ay ka badan yihiin inta Ka shaqeyso Wasaaradda Ar. Debeddda Somalia, kana yimaadeen hal Jufo oo kaliya.
5) In guryihii safaaradda Somalia loo adeegsaday qaab ka baxsan Diplomaaasiyadda.
6) in safaaraddu ey kala qeybisay jaaliyadda Soomaliyeed ee Ruushka, loona diido Safaaradda marka laga reebo hal jufo.
7) In dakhliga safaaradda oo ka badan miisaaniyadda Dowladda FKMG, kana yimid ilo Guracan loo adeegsado kala qeybinta iyo Sharaf dilka Sooaamlida.
8) In been-abbuur laga sameeyo qof-kasta, xitaa madaxda Somaliya iyo Arr. Somalia.
9) In balan qaadyo been-abuur ah oo hanti gelin ah dadka qaar loo sheego.
10) In waxbarashada aan loo sinayn, xitaa jiraan in dad Ajnabi ah ey magaca Somaliya Wax ku bartaan.
8 Comments »
RSS feed for comments on this post. TrackBack URI
Leave a Reply
Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.

Wan aqana nin ka xandule ladhoho run ti waxa nolo adeegsay awoda sarada waxa nalugaxeray dalka rushka anaga oo ah 7 dhalinyaro ah mahilmamidono dhibka nalo gestay waxay ahed 2003 01 31
Comment by yoonis— August 29, 2009 #
aqyaarta waa inisalamay
Comment by sharazaan— October 3, 2009 #
waxaan rabaa sheeko jaceel oo dhab ah qof haayo
Comment by sharazaan— October 3, 2009 #
kkkkkkkkk nnyahaawni waad waala tahay e maxad la gursan waayday yaa looooooloool
Comment by cabdi— August 30, 2010 #
cakuuku waxa u yidhi war dadnimada iska daayo xoooloo noqda maxad ka wada muurmaysiin
Comment by cabdi— August 30, 2010 #
a/s/c/w/w/ walaalayaal saaxiibayaal waa ay wanaagsana tahay in lays barto in lay dhaxgalo wax la wada qaybsado waayo waxaanu nahay dad islaam ah dhamaan waad ku mahadasan tihiin fikradihiina kala duwan ee aad soo jeediseen qof waliba fikirkiisa ayuu meesha ka soo jeediyay runtii ma xuma fikradahaan waa kuwo aad iyo aad u wanaagsan qof waliba oo ku nool dunidaan fikirkiisa waa uu soo jeedin karaa runtii anigu waxaan ahay wiil muslim ah ilaahey( swt) ayaa mahad iska leh intaas kadib haddii aan si toos ah aan fikirkayga usoo jeediyo waxaan ahay wiil ajuuraan waaqle ah waxaan rabaa inaa ogaado dadkeena qaar ee ku nool soomaaliya oo ah ajuuraan qaasatan magaalada muqdisho maxay qabiilkooda uga faanayaan oo ay qabiilada kale u sheegtaan ayagoo ka dhashay dad magac ku leh qaaraddan africa
Comment by xuseen— January 2, 2011 #
salaamu caleykum waraxma tulaahi wabarakaatu waalalayaal waxaan ahay wiil ajuuraan ah waxaan rabaa inaa ogaado tariikhda ajuuraan oo dhameystiran qofkii wax badan i dhaama ha iigu soo diro E_mailkaan
Comment by sahal— January 2, 2011 #
a/s/c/w/w/ walaalayaal saaxiibayaal waa ay wanaagsana tahay in lays barto in lay dhaxgalo wax la wada qaybsado waayo waxaanu nahay dad islaam ah dhamaan waad ku mahadasan tihiin fikradihiina kala duwan ee aad soo jeediseen qof waliba fikirkiisa ayuu meesha ka soo jeediyay runtii ma xuma fikradahaan waa kuwo aad iyo aad u wanaagsan qof waliba oo ku nool dunidaan fikirkiisa waa uu soo jeedin karaa runtii anigu waxaan ahay wiil muslim ah ilaahey( swt) ayaa mahad iska leh intaas kadib haddii aan si toos ah aan fikirkayga usoo jeediyo waxaan ahay wiil ajuuraan waaqle ah waxaan rabaa inaa ogaado dadkeena qaar ee ku nool soomaaliya oo ah ajuuraan qaasatan magaalada muqdisho maxay qabiilkooda uga faanayaan oo ay qabiilada kale u sheegtaan ayagoo ka dhashay dad magac ku leh qaaraddan africa E_mail saahilsuperstar12hotmail.com
Comment by xuseen— January 2, 2011 #