Naagta ugu luga dheer aduunka oo la kulantay ninka ugu yar dunida.
October 21, 2008 at 2:39 pm | In mucjisoyinka | Leave a Comment
Waxaa ku kulmay bartamaha magaalada London Hi Pinpin oo dhererkiisu yahay 73 cm una dhashay dalka China ayaa loo doortay ninka ugu jab yar adduunka, waxuuna la kulamayaa sida aad daawaneysaan haweeneyda ugu lugaha dheer caalamka oo lagu magacaabo Svetlana Pankratova waxayna gaarayaan dhererka lugaheeda ilaa iyo 132 cm oo dherer ahaan aad uga dheer mr Pimpimp oo istaagsan lugaha gabadhan hoosteeda waxaana sawiro looga qaaday iyagoo taagan Trafalgar Square oo ah bartamaha magaalada London iyadoo ay ka muuqatay farxad laga dareemayay wejiyada labadooda, waxaana sawiradan lagu soo daabici doono buugga Guinness World Record ee caalamiga waxaana iyadoo la lasoo xambaaray la weydiiyay sida uu u arko kulankan uula yeeshay gabadhan lugaheedu aadka u dheeryahiin waxuuna ku jawaabay inay u tahay farxad iyo reyn reyn iyadoo codkiisana laga dareemayay inuu yahay ruuxa adunka ugu yar.

Waxaa sidoo kale halkasi iyadoo aad u faraxsan ka hadashay Svetlana Pankratova oo ah gabadhan lugaheeda aadka u dheer yahiin oo iyadu isku tilmaamtay inay tahay boqorada lugaha adduunka maadaama lagu qorey buugga Guinness World Record.


HADDII AAD RABTO INAAD DAAWATO ISAGOO YOUTUBE AH RIIX HALKAAN
No Comments Yet »
RSS feed for comments on this post. TrackBack URI
Leave a comment
Archives
Ma Sosial network
Inta Online-ka ah
-
Qoraladi Ugu danbeyay
- Masaariyad dhashay 7 Mantaano+Daawo
- ANNIKA IRMLER OO NOQOTAY GABADHA UGU CARAB DHEER DUNIDA
- Naagta ugu luga dheer aduunka oo la kulantay ninka ugu yar dunida.
- Xogta Baarlamaanka iyo Xaaladda Xukuumadda, Nabadda Nuur Cadde iyo nacabka hortaagan
- Yaa guuleysan-doona Yuusuf iyo Nur Cade?”Faallo uu Qorey wariye Saxnuuni”
- Jaaliyadda & Howlwadeenada safaarada Soomaalida Ruushka oo eedeyn kulul u jeediyey safiirka dowladda federaalka
- Xasan Waraabacade Oo Weerar Ku Qaaday Qaban qaabiyaasha Tartamada Kala Maseyrka Ee Somali Yurub.
- MIYAAD IGU DHOOFAYSAY QAYBTA 3AAD
- Taariikh nololeedkii marxuum Jen. M. F. Ceydiid oo ahaa hogaamiyihii isbaheysiga SNA.
- Weriyeyaal iyo Fanaaniin ka hadlay taariikhda Cabdalla Nuuradiin Axmed+daawo sawiro.
- Allaha unaxariistee Wariye Abwaan Cabdalla Nuura diin Axmed oo Muqdisho ku geeryooday .
- Allaha unaxariistee Al-Fanaan Xasan Diiriye Faarax oo geeriyooday.
- Husbands of The Year !!!
- Xilliga Doorashooyinka & Doorka Soomaalida Mareykanka-
- Chanel4 Tv oo soo bandhigaya fadeexadaha Jen Darwiish,Jen Axmed Taajir iyo Gacmodheere,daawo sawiro hordhaca
-
Top Posts
- True Love Sheeko jacel oo dhab ah
- Qeybta 1-aad ee Qisada nuucyada Galmoodka
- True Love Sheeko jacel oo dhab ah part 2
- Maxaad ka Taqaan Heesaha Loogu Jecel yahay ee Fanaanadda Sahro Axmed Jaamac la qaado dhinaca raga
- Qeybta 4-aad Xulashadda Shaqsiyaadka sanadkii tagay 2007
- Sheeko Jacayl ah Nabar aan Dawoobeyn
- Yaa guuleysan-doona Yuusuf iyo Nur Cade?"Faallo uu Qorey wariye Saxnuuni"
Categories
-
Since April 07
- 74,316 Readers
Inta logu aqriska badanyahay
-
Recent Comments
Imaam sultaan on Ajuuraan Dynasty maxamad on QALANJADII GOL JANO suhuur jaamac on 50-JIR AAN WELIGIIS GUURSAN OO… suhuur jaamac on 50-JIR AAN WELIGIIS GUURSAN OO… daadir on Ajuuraan Dynasty gama on Xasan Waraabacade Oo Weerar Ku… yusra on Jaceyl..?? yusra on Jaceyl..?? nuur on True Love Sheeko jacel oo dhab… King Sultaan Bin Has… on Ajuuraan Dynasty Tags
Blogger
Fav. Links
Somali Links
-
Spam Blocked
Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.
