maxaad ka taqanaa taariikhda somalida

April 29, 2008 at 1:01 pm | In somali | 5 Comments
Tags: ,

maxaad ka taqanaa taariikhda somalida aqri oo wax badan ka ogow waxa somali tahay….

July 1, 1960 – Xorriyadii iyo midowgii dadka Soomaaliyeed qaybtii laga soo bilaabo dabayaaqadii qarnigii 19aad ay gumaysan jireen Ingiriiska iyo Talyaanigu.

July 1, 1960: Madaxweynihii u horeeyey ee Soomaaliya waxaa noqday Aaden Cabdulle Cismaan Daar (Aaden Cadde), waxana uu madaxweyne ahaa ilaa June 10, 1967, markaas oo doorasho uu madaxweynanimada kula wareegey C/rashiid Cali Sharmarke.

Continue reading maxaad ka taqanaa taariikhda somalida…

Blog at WordPress.com. | Theme: Pool by Borja Fernandez.
Entries and comments feeds.