maqal

April 1, 2007 at 1:40 pm | Posted in maqal | Leave a comment

Qoraal uu soo diray Siyaasigga Gaarane Cabdi Xasan

Muqdisho ,Sabti ,Marso ,31, 2007, Waagacusub Online

Siyaasigga Gaarane Cabdi Xasan oo sheegay in Xasuuq naxariis daro ah lagu hayo ummadda ku dhaqan Muqdisho gaar ahaan Qoowmiyadda Hawiye.

WAXAAN HIIL IYO HOOBA LA GARAB TAAGAN NAHAY URURADA XAQ U DIRIRKA EE U ISTAAGAY XOREYNTA UMMADDA SOOMAALIYEED EE GUMEYSTUHU KU HABSADAY

WAXAA SHARAF IYO AMAAN MUDAN GEESIYADDA U ISTAAGAY INAY JINSIGA SOOMAALIGA AH EE GEESKA AFRICA LOOGU HESHIIYEY IN LAGU GUMEEYO.

DHIBAATADA SOOMAALIYA WAA C/YUUSUF ASAGAANA DAGAAL LAGA REEBI WAAYEY WAA IN C/YUUSUF LA DILAA OO UU DHADHAMIYO XANUUNKA XABADDU LEEDAHAY WAA CADAW TABAR DARAN,ISLA MARKAANA JECEL BALAAYO UU SAN AWOOD U LAHEEYN INUU KU MAAAWEELIYO WAX MAGARATADA DABA SOCOTA

HADABA C/YUUSUF WEEYE MUSBAARKA KU TAAGAN QARANIMADA IYO JIRITAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED WAXAAN KA CODSANAYAA IN AY XAQ U DIRIRKA SOOMAALIYEED AY KA SIIBAAN DALKA.C/YUUSUF WAA NIN LA XUKUMI WAAYEY.LAGA XUKUMI WAAYEY.DALKA WAXBA XUKUMI KARI WAA IN XABAAL LAGU TUURAA.

WAA IN MEESHA UU KA DEGAN YAHAY MAGAALADA XOOGA LA SAARO OO LA DILO .

C/YUUSUF IYO CADAWGA CAYRIINKA CUNA EE UU KEENAY CAASIMADDA SOOMAALIYA WAA IN SOOMAALIYA MEEL LAGA SAARO

WAA ASAGA WAXA ABAANDUULKA U AH CIIDAMADA TIGREEGA ASAGAA KU LEH HAWIYE TIGREE BUU KA BAQAA,WIXII AAMINSAN IYO ASAGABA WAA IN LA TUSAA TAANGI ,DIYAARAD ,IYO CIIDAN TIGREE INUUSAN HAWIYE KA BAQAYN

TIGREE WAA MASIIXI MODOW AH ISLA MARKAANA SABOOL AH

TIGREE WAA QABIIL HUB AY DEYN UGA SOO QAATEEN WALAALA HOODA MASIIXIGA AH RABO INAY SINJIGA SOOMAALIGA KU GUMEYSTAAN

WAX BADAN BAA TIGREE MAARO LOOGA WAAYEY INAY FARAHA KALA BAXDO SOOMAALIYA SIDA LOOGA SAARI KARO WAA IN JABHADAAS TIGREE EE FURSADA KA HESHAY WADAMADA MASIIXIGA EE UU KA MID YAHAY MAREYKAN QORI CAARADIIS SOOMAALIYA MEEL LOOGA SAARO

CADAWGAN MA AHAN MID KU TAGAAYO BARYO BIRTA IN LA SAARO AYEY KU SAMARAYAAN.

MUJRIMKA MELES WUXUU SOOMAALIYA U SOO DIRAY QOYSKIISA (WOYANE TIGREE )ASAGOO RABO INUU DAD ITOOBIYA KU JEEDYO SOOMAALIYA SI UU CIMRI DHERE UGU HELO

TALISKIISA LAALAADO ,

WUXUU RABAA INAY QOYSKIISA WOYANE AY BOOBAAN HANTIDA UMMADDA SOOMAALIYEED EE CAASIMADDA TAALO SI AY UGA TABCADAAN MARKUU U WAAYEY MUSHAAR

WAA DAD UU MAREYKANKU SOO KIRAYSATAY INUU SOO MAALI KU QASO XASILOONIDEEDA ISLA MARKAANA JINSIGA SOOMALIGA AH .KU LIIDO

WAXAAN KA SOO HOR JEEDAA FIKIRKA AY WADAAN TUDSIGA UGANDA EE TIRADA YAR IYO TIGREEGA TIRADA YAR

INAY QAABEEYAAN QOOMIYADAHA KU DHAQAN GEESKA AFRICA IYAGOO U JEEDADOODU TAHAY IN DADKA C/YUUSUF WATO EE TIRADA YAR AY U JUJUUBAAN QOOWMIYADA HAWIYE EE TIRADA BADAN

QOYSKA C/YUUSUF OO AH QOYS KU CAAN BAXAY DANTOODA INAY KA SHAQEEYAAN EE AYSAN MARNABA ISKU DAYIN DAN QARAN INAY KA SHAQEEYAAN ILAA INTA UU QARANKA SOOMAALIYEED UU XIRTA AHAA

WADAMADA JECEL TAAGEERADA DIMUQRAADIYADA IYO NINIYO CODKIIS WAXAAN KA CODSANEYNAA INAY CAMBAAREEYAAN SIYAASADA WAREERSAN EE MAREYKAN KU SOOMAALIYA KU QASAAYO

EE AH INUU DADKA TIRADA BADAN AY GUMAADAAN DADKA TIRADA YAR EE UU ASAGA

LA DABA TAAGAN YAHAY DHAQAALAHA IYO TAAGEERADA INDDHA LA,

KUWAAS OO AH TIGREEGA IYO QOYSKA C/YUUSUF EE CAADAQAATAYAASHA AH

C/YUUSUF WUXUU DHIBSADAY UMMADDA LAF DHABARKA SOOMAALIYA AHEYD EE QOOMIYADDA HAWIYE WUXUU AHAA HESHIISKII KENYA INAY QOOWMIYADDA HAWIYE KU YEELATO CIIDAMADDA QARANKA SOOMAALIYEED 33% DAAROODKA 12% R &M 12% ,DIR 12% QABIILADA SHANAADNA 7%

HADABA CADAWADDA UU C/YUUSUF QABO AWEED BAA KEENTAY INUU QEYBTI QOOWMIYADDA HAWIYE UU GALSHAY INAY CIIDANKA QARANKA SOOMAALIYEED AY KA NOQDAAN TIGREE

WAXAAN KA CODSANAA DHAMAAN SAXAAFADDA SOOMAALIYEED INASAN UGU YEERI

CADAW GAAS C/YUUSUF EE WATO CADAWGA CAYTIINKA CUNA EE TIGREE MADAXWEYNE

WAXAY MEEL UGA DHACAYAAN SHARAFTA MADAXWEYNENIMADA IYO MIDDA UMADDA SOOMAALIYEED

XAQ UDIIRKA WAA INAY XOOGGA SAARAAN INUUSAN C/YUUSUF BAXSAN .

LA QABTO AMA LA DILO

WABILAAHI TOWFIIR

GUUL IYO GABANIMO

QORE GAARANE CABDI XASAN

Leave a Comment »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.

%d bloggers like this: