President Adan Cabdille iyo R/wasaraha Ethiopia, Tiezaz Aklilu oo ku doodaya shirkii OAU, 1963

June 18, 2007 at 5:05 am | Posted in somalia Vs Ethiopia | 6 Comments

Tuesday, June 12, 2007

 

President Adan Cabdille iyo R/wasaraha Ethiopia, Tiezaz Aklilu oo ku doodaya shirkii OAU, 1963

 

Aden Abdulle Osman

Somali President, Adan Abdulle Osman, 1963

 

“The present State of agitation and ferment in those areas will continue to fester, unless an equitable solution is found. If the wound is not healed, it will constitute a constant source of trouble in the region, and may affect adversely the friendly relations between the Somali Republic and her neighbors. Let there be no misunderstanding about our intentions. The Somali Government has no ambitions or claims for the territorial aggrandizement. At the same time the people of the Republic cannot be expected to remain indifferent to the appeal of its brethren.

 

The Somali Government, therefore, must press for self-determination for the inhabitants of the Somali areas adjacent to the Somali Republic. Self-determination is a cornerstone of the United Nation Charter, to which we all subscribe. If the Somalis in those areas are given the opportunity to express their will freely, the Government of the Republic pledges itself to accept the verdict.”

 

Af-Somaali: Qayb ka mid ah Khudbaddi Madaxweyne, Marxuum, Aadan Cabdulle Cusmaan uu ka jeediyey shirkii Ururka MIdowga Afrika, sanadkii 1963kii.

 

“Muranka iyo buuqa ka taagan goobahaas (Ogaden) way ka sii darayaan haddii aan xal macquul ah loo helin. Haddii aan dhaawaca la daaweyn, wuxuu ku abuurayaa gobolka mushkilad joogto ah, wuxuuna arinkaasi si xun u saamaynayaa cilaaqaadka saaxiibtinimo ee u dhexeeya Jamhuutiyadda Somalia iyo dariskeeda. Yaan si kale loo fahmin qasadkeenna (Ujeedadeena). Xukuumadda Somaaliya kama laha wax damaaci ah ama sheegasho dhul-ballaarsi. Sidaas oo ay tahay, shacabka Jamhuuriyadda (Somaliya) lagama fili karo in ay ahaadaan kuwo aan dan-ka yeelan codsiga (ka imaanaya) walaalahood (Somaligalbeed). Xukuumadda Somaaliya, sidaas darteed, waa in ay xoogga saartaa (sidii loo heli lahaa) aayo-katashi (ay gaaraan) dadka deggen deegaamada Somaalida ee ku dhow Jamhuuriyadda (Somaaliya). Aaya ka tashigu waa udub-dhexaadka Axdiiga Qaramada Midoobey, kaas oo aan wada rumaysannahay/ wada taageersannahay. Haddii Somaalida goobahaas ku nool la siiyo fursad ay si xor ah ugu muujiyaan mustaqbalkooda, xukuumadda Jamhuuriyadda (Somaaliya) waxay ballan qaadaysaa in ay ogolaato go’aanka (ka soo baxa).”

 

Source: The Ethio-Somali Boundary Dispute, P: 11 and 12 Published by Berhanena Selam, Adis Ababa, 1964

 


Ethiopian Prime Minister, Tsehafe Tiezaz Aklilu, 1963

 

” The Somali delegation apparently wishes to apply in all conference the well-known adage “If you throw enough mud, some of it will stick,” but I had not expected him to apply it as this major conference, attending by great Heads of states from our continent. Whence comes this accusation? I shall restrict myself to a few facts only, so that every one may know the truth (for) once for all. Ethiopia has always existed in history for centuries as an independent state and as a nation, for more than 3000 years. That is a fact. Second fact: The historical frontiers of Ethiopia stretched from the Red Sea to the Indian Ocean, including all the territory between them. Third fact: There is no record in history either of a Somali State or a Somali Nation. That is too a fact. I apologize for stating it.”

 

Af-Somaali: Qayb ka mid ah khudbaddii R/Wasaarihii Ethiopia, Tsehafe Tiezaz Aklilu uu ka daba akhriyey Madaxweyne Aadan C/lle Cusman, shirkii AOU-da, 1963kii.

 

” Waftiga Somaaliya, siday xaqiiqadu tahay, wuxuu doonayaa in uu ku dabaqo shirkasta maah-maahdii caanka ahayd ” Haddii aad ku tuurto dhoobo (darbi) qaarkeed baa ku dhega,” Laakiin kama aanan fileyn (Aadan Cadde) in uu ku dabaqo shirkan muhiimka ah, oo ay ka soo qayb galeen hogaamiya-yaal dawladeed oo ka kala yimid qaaraddeenna (Afrika). Halkee ka timid eedayntan? Waxaan isku koobi doonaa (in aan ka hadlo) xaqiiqooyin tiro yar kaliya, sidaas darteed qof walbaa wuxuu ogaan karaa runta gebi ahaanteeda. Ethiopia waxay taariikhda ugu jirtey qarniyo sidii wadan madax banaan iyo ummad ahaanba, in ka bada 3000 oo sano. Taasi waa xaqiiqo. Xaqiiqada labaad: Xuduudda taariikhiga ah ee Ethiopia waxay ka soo fidday laga soo bilaabo Badda Cas illaa (laga gaaro) Bedweynta Hindiya, oo ay ku jiraan dhulka u dhexeeya oo dhan. Xaqiiqada Sadexaad: Ma jiro qoraal (lagu sheegay jiritaankiisa) taariikhda wadan Somaaliyeed, ama umad Somaaliyeed. taasi sidoo kale waa xaqiiqo. Waan ka raalli-bixinayaa in aan sheego iyada (arintaas).

 

Source: The Ethio-Somali Boundary Dispute, P: 11 and 12 Published by Berhanena Selam, Adis Ababa, 1964


 

 

Tifaftiraha Alldalka.com

A/Rasaq H. Nuurre

 

Hadalkaas 1963kii uu Ra’isal Wasaaraha Ethiopia, Mr. Aklilu uu ku dooday in Ethiopia dhulkeedu ahaa inta u dhaxaysa Badda Cas (Eritrea) illaa Badweynta Hindiya (Somaaliya) ayaa siyaasad u ah xukuumad kasta oo Ethiopia soo marta; ama boqortooyo ha ahaato, ama Kali-talis ha ahaato, ama Nidaam ku dhisan “Dimoqraadiyad” ha ahaatee.

 

Waxay dareemi kartaa cid kasta oo horay u akhrisay Taxanaha Khilaafka Somaalida iyo Ethiopia, in boqortooyadii Xabashidu ay kaliya ku ekayd dhulka buuralayda Ethiopia. Dhulka uu sheegtay Mr. Aklilu-na ma jiraan wax qoraal ah oo ku xusan buugaagta iyo qoraalada laga hayo taariikhda Geeska Africa oo ayidaya dooddiisii uu ku indha-sarcaadiyey madaxdii qaaradda Africa ee shirtay sandii 1963kii.

 

Hadaba is waydii akhriste sida ay suuragal ku noqotay in R/Wasaaraha DFK, Mr. Cali Maxamed Geeddi, in uu ku tilmaamo Dhoo-Dhoob halgankaas Aabayaasheen (Sida Marxuum, Madaxweyne Aadan Cabdille Osman iyo ragii la midka ahaa) ay ku soo jireen, kuna ilaalinayeen dhulkeenna iyo qadiyaddenna.

 

Waxaa lagama maarmaan u ah dadka Somaalida in ay muujiyaan xilkasnimo, kana feejignaadaan in aan lagu dagin hadallo aan sal iyo raad midna aan ku lahayn taariikhda umaddeenna iyo dhulkeenna.

6 Comments »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

  1. lemar 5050 mp3

  2. amature sex photos

  3. mom son sucking video

  4. Drug


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.

%d bloggers like this: