Best Love Story

October 14, 2007 at 4:55 pm | Posted in Love Story | 12 Comments

Aqristayaasah Qiimaha Iyo qaayaha badanoow Waxaan idiin soo Bandhigaa Qisadanani Dhabta Ah oo Dhacdey Sanadku Markuu Ahaa 1989kii Waxeyna kadhacdey Magalaada Muqdisho Waqtigaasi oo ay Jirtey Dowladii Somalia Waxaana ay kudhacdey Maxamuud Maxamed Cali Iyo Khadra Daahir Guleed…..

Waxaa been aheen jaceelku in uu yahay mideeyaha aadanaha ama lab iyo dhadigba jaceelku waa wax uu rabi inoogu nimceeyay hadaba marar badan ayaa maqasheen hebal waxaa haayo jaceel hadaba bal qisadaan oo ah dhacdo run ah iila Aragka Biloow Ilaa Iyo Dhamaadba sideey kubilaabato Iyo sideey udhamaataba Aqritoow Lagama Yaabo in aad kudaashaan Aqrinteeda Lagama Yaabo in aad Ka Caajistaan in taad Wadaan

Aqrinteed Hadaan Idiin Bilaabo Sheekadaani Waa mid Naxdin Badan Waa Mid Farxad

Badan Runtii Waa sheeko Dhacdo Run ah oo Dhacdey Taariikhdaan idiin soo sheegey

qisadaan oo ku bilaabatay sida tan ,waqtiga wuxuu ahaa galab jawiguna wuxuu mid ku asteysan leer qaboow cirka waxaa ku daboolnaa daruuro ximbaarsan roob jawigun wuxuu isku soo badalaayay Jawiga Wanaagsan Iyo Hawadoo Ahedy mid macaan

Maxamuud Maxamed Cali Waxuu Ahaa Ader dhigan Jirey Dugsi Sare Jamaal Cabdi Naasir Waxuuna Ahaa Ader Jeclaa Waxbarshada Reerkooduna Waxey Ahaayen Reer

Ay iyo aad uladnaa Xagaga Dhaqaalaha ama Nolasha Maxamuud Abaahiina Waxuu Ahaa Ganacasade Kagacansan Jirey ama Dhoofin Jirey Xoolaha Waxuuna Lahaa

Labo Xaas Mid Waxey Dagneed Magaalada Muqdisho Midna Waxey daganeed Hargesya Waxaana Magaalada Muqdisho daganaa Bahda Reerka uugu weyn oo Aheed Maxamuud Hooyadiisa Waxaana Gurigaasi Shaqaalo Ka Ahaa Ama Booyas

Khadro Daahir Guleed Waxey reerkoodu iska ahaayen Reer Faqri Ah Lakiin aana Awoodin Dhaqaalo kufilan Waxey Reerkaasi Isga Noolaayen Nolasheeda iska Caadi Ah Waxaan Reerkaasi Corad u ahaa Khadro Ayda uun baa Reerkooda Uxaamali Jirtey Caruurta Kalana Waxey Ahaayeen Kuwa isaka Yar Yar Hadaan usoo Jeesto Khadro Waxey Aheed Gabar Gaaban oo Madoow aanan Laheyn Qurux Lakiin Laheed

Dabeecad Wanaagsan Waxaana ay Dulqaad ulaheed Waxkastaa oo Lagu sameeyo

Aydoo Fiirsan Jirtey Danteeda oo Kaliya Inkastoo Maama Nuuro oo Aheed Maxamuud Hooyadiis Maamo Dabeecad Qalafsan aana La heshiin karin intaasi

oo Dhan waxey ulaheed Dulqaad Iyo Karti Maalin Maalmaha kamid ah ayaa Waxaa Dhacdey in Ay Xanuunsatey oo Ay Wadi Weysay Shaqadii ay kahesyaa Guriga Waxaana ku dhacdey Malaariya Cid gesyan Mesyan Jirin Hosbitaal Maxamuud oo ka

Yimid Schoolkii Ayaa Waxuu Guriga kawaayey Khadro Waxuuna Weydiiyey Hoyadii

Waxeyna usheegtey in ay Xanuunsan Tahay Gabdhaasi Waxuuna Durabadiiba uula Cararey Hosbitaal Waxeyan Malesyan Weysay Sidada qiimaha Leh uu uugu Kaxeeyey

Hosbitaalka Ayoo Malesyan Waysay Arinkaasi Ayeey Waxey Lasoo boodey Shukran

Walaale Waxaan kagaaga Mahad Celinayaa Sidada qiimaha Badan ee aad iigu Kaxesyay Hosbitaalka Waxuuna Yire Waxaasi Waa La isku Qabtaa Arinkaasi

Maaha mid aan Bilaabayo Waana Nagaga Mudan Tahay Qoyskeena oo Dhan in aan

Ku Geyno Hosbitaal inta aad Ka Caafimaadeysana Wax shaqo Ah oo aad Qaban kartidna Majiraa Waxeyna Lasoo Boodey Miyeey igaaga Yeeli Doontaa Hoyaadaa

Armaasa Shaqda Laiiga Ceyrshaa Walaal Macaan Waxuuna Jawaab ugaaga Dhigey

Cid kaa Ceyrin Kartaa shaqadaasi Majirto Waana Nasaneysaa inta aad Daawada

Qaadanesyo Anigaa Lahadlaayo hooyadey Arinkaasi Kaseexo Huuno Macaan Waxaana Ay yimaadeen Gurigii Waxaan ay gashey Qolkeedii Jiifka Ahaa Waxaa soo Boodey Maxamuud Hooyadiis oo Tire Maxamuud Aniga Ma ogali Raaca aad Raaceyso

inantaasi Jaariyada Ah Waxuuna Jawaab ugaaga Dhigey Hooyo Macaan inantaasi Miyeeysan Aheyn Gabar Somaliyeed oo Dhibaatesyan Hada Joogtaa Gurigeena

Maxamuud Hoyadiisa Waa Ay iska Amustey Waxey aadey Qolkii ay Jiiftey Khadro

Waxeyna usheegtey in Ay biloowdo shaqadeedii Waxeyna Tire Hooyo waan Yara

Xanuunsanahay Waxeyna Madamdii Jawaab uugaga Dhigtey Hadii aadan Shaqo rabin

Waxaan keysanayaa inana Kaloo Shaqdaada Qabataa Waxaana Arinkii Maqley Maxamuud oo Rabey in uu aado schoolkii Waxuuna Yire Hooyo macaan intaani waa ay Xanuunsan Tahay Man Qaban karto shaqo ee iska Daa Maamadii Waxey Tire

Gabdhaani Gabi ahaanteeba Waa Ay katagesyaa Shaqadaani Maaha Mid Rabtaa shaqo

Maxamuud Arinkaasi Wuxuu yire gabdhaani katagi meyso Gurigaani Waana ay sii joogi

Doontaa inta Kadhiman Nolasheeda Waana Ay joogeysaa Katagi mesyo Halkaani

Maama Nuuro Waxey Go aan Buuxda Ku gaartey in ay Raacdeyso Gabdhaasi ,

Masaakiinta Ah oo aanan Wax danbi Laheyn Maxamuud Gabadhaasi Waxuu uqaadey

Jaceyl Xaddhaaf ah lakiin Muusan usheegan Waxuuna Gu aan ku gaarey Maalin Maalmaha Kamid ah in uu usheegi Doono Arinkiisa Kusaabsan Jaceyka uu uqabo

Gabdhaasi Waxuu Habeen Habeenada Kamid ah Usheeg in uu Socdo Caawa Filimkii

Magaciisu Ahaa qayaamat se qayaamat oo Ahaa Filin Jaceyl Iyo qiso Xanbaarsan

Waxeyna Tire Waayahay Walaale Waan kuu Raacyaa Waxuuna Maalinkaasi Dhar uuga

soo iibashey Carwadii Caanka Aheed ee Magaceedu Ahaa Carwo Idka Waxuuna Faraha Kasaarey Dharkii Quruxda Badnaa ee uu soo iibshey Habeenkaasi Khadro

Ma Aysan Malesyan Hadiyadaasi Qaaliga Ah ee uugu soo Talagaley Khadro

Habeenkaasi Waxaa Kamuuqatey Faraxad Iyo Reyn Waxaana Casho Habeenkaasi

Laga siiyey Hotelkii Caanka Ahaa Ee Hoteel Naaso Hablood Aydoo aadan

Malesyan Karin Farxada Habeenkaasi Kamuuqatey Iyo Reyn Reynta Aysan Maleysan

Karin Wiilkaasi Maxamuud Ahaa Waxeyna Isla Markiiba usii Dhaqaaqen Xagii

Shenimaada Waxaana Habeenkaasi uu Go aan Buuxada Ku gaarey Maxamuud in uu lasocdsiiyo Arinkiisa Kusaabsan Jaceylka Waxuu Durbadiiba Yire Walaaley Khadro

Waxaan Rabaa in aan kuu sheegto Arin Cusub ama kusoo siyaadey Nafsadeyda

Tasoo Ah Waxaan Doonayaa in aan kuula Qeybsado Nolasha in aan Kuula Wadaago

Nolasha Waxaana Diyaar u ahay in aan kuula Qeybsado Wax kastoo kuugu soo Siyaado Kuna Saabsan Arimahaaga Waxaan kuu jeclahay Si aan Caadi Aheyn khadro

Waxaan Doonayaa Caawa in aan Kagaga Waramo Xaqiiqda Jirtaa Waxaan ahay

Naf kujecl una ubaahan in aan waq igaagala Qabato Arinkaasi Maxaadsan igaaga Oran

Kartaa Arinkaasi Waxeyna Jawaab uugaga Dhigtey Aniga Jooga Gurigiina Ah Jaariyadii

Guriga Miyaad ijeclaan Kartaa aanan Laheyn qurux Lagu Jeclaado Markaasi Waxuuna

Yire Maxamuud Miyaadan Aheyn Gabar somaliyeed Miyaadan istaahilin in lagu Jeclaado Mise Niyaadada Waxaa kujiraa Waxaad Tahay Shaqaalo Xun Laguma

Jeclaan Karo Walaale Taasi Niyadaada Kasaar Waxaasi maaha Dhaqan jiraa iskana

Iloow Arimhaasi Waxaan Ahay Ruux kujecal uuna Baahan in aad Wax laqabato

Arinkaasi Kasoo Fakir Waxaan kusiinayaa Waqti ama Jaanis aad ugaaga soo Tashato

Abaayo macaan waxaan Rabaa in aad Arinkaasi Ogaato in uu Yahay Dhab aana

Kaa doonaayo Jawaab Dag dag Markasta Ad ogaato in aan Ahay Ruux kujecal

Maxamuud Maxey Noqon Doontaa Jawaabtiisa Miyeey Aqbali doontaa Arinkaasi

Khadra Hadii ay Aqbasha Maxaa Dhicdoona oo ay Sameyn Doontaa Maama Nuura

oo Ah Maxamuud Hooyadiis Miyaa lagaga Raacden Doonaa Shaqada Miyeey sii joogi

Waxaan su aal Weydiinayaa Aqristayaasheyda Goor Muu Yimadaa Jaceylka Dhabta

Lasoco Qeybtii Labaad Maalmaha Sosocdo Haduu Ilaahey Yiraahdo

Ah guurmasa La Ogaadaa Arinkaasi Ruuxkastaana Waa uu ka Jawaabi Karaa Arinkaasi Cid Alaale Cidii Hesyaa Jawaabtaasi Waxaan kusoo Dhaweynaa ..

Fiiro gaar ah: Qormadan waxay wada quseysaa dhallinyarada wiilal iyo gabdhaba intaba Inta Daneysaa Sheekooyinka Kafaaloonaya Arimaha Jaceylka

Lasoco Aqristoow Qeybha kale ee sheekadaani Maalmaha soo Socda Haduu Alaha awooda Lahi ugulaado …………………..

NB: Qoraalkaan xaquuq Diisa Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan Amar La,aana Lama daabacan Karo lamana Qaadan karo ilaa ogulaasho Lagaga Helo Qoraaga sheekada

Waxaa Qorey Al ustaad Cumar Cabdi Xaashi Iyo Hoodo Axmed Ibaarhim

Wixii aragtidaada ah iigagala soo xiriir ciwaanadan

Wixii aragtidaada ah iigagala soo xiriir ciwaanadan

suxufi200@yahoo.co.uk

xaash111@hotmail.com

Tell 254722942767

Roodo Axmed Ibaarhim Hoodo Indho Uroon

Email hoodo07@hotmail.com

hoodo007@yahoo.com

Hargesya Somaliland

Tell.25224413673

12 Comments »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

  1. uguhoreen runtii waxaan kaaga mahad celinaayaa waqtigaaga qaaliga ah oo aad u hurtay runtii waxaan ku leeyahy waxaad tahay shqsi aad u wanaagsan waa yoo aniga ahaan waxaan aad u taageera shaqsiyaadka u olo,oleeya arimahay jacaylka waxaan ku leeyahy mar labaad hambalyo
    magceeyga waa yasin hassan waxaan ku leeyahy sxb barasho wanaagsan waxaan kaa codsanaa in aad inoo soo gudbisid sheekooyin kale oo jaceyl ah waad mahadsantahy

  2. uhohoreen halkaan waxaan ka salaamaayaa asaxaabta aad u taageerta Qraaga Sare yaasboos runtii waxaan idin o gaysiinaayaa qoraaga in uu soo saaray BUUg lamagacbaxay ( DULMI IYO DURUUF CAASHAQ ) runtii qisadaan waa qiso jaceyl oo cajiib ah waxyna xambaarsantahy xikmad aad u weyn iyo waaya aragnomo dheeraad ah iyo kucibra qaadasho hadaba waxaa la Ogeeysiinaayaa Asaxaabta taageerta Sheekooyinka jaceylka in aan u haayno qiso ruuxii dhageeysta ama aqristaaba uula dhici doono hadaba waxaad ka heli kartaan buugaas dalka iyo dibadaba gaar ahaan wadmada Ethopiya iyo Keynya iyo wdamo kale hadaba wixii faahfahin intaa dheeri ah kala xariir Abwaan sare yaasboos E_mail: ( yaasboos@hotmail.com ama telkan _002521913304558 )
    kulanti dambe oo xiiso leh
    BY : M A S L A X Y A R E

  3. uguhoreen hadii aan idiin soo bandhigo qisadayda runtii waa qiso jaceyl oo mudan misan qaali ah oo qiima badan run ahaantii qisadaan waa qiso dhab ah waxyna ku dhacday wiil magaciisa layiraahdo jamaal iyo gabar ayadana layiraahdo muna runtii waa qiso aad u dheer hadii aan dhaho waan idinkaga sheekeeynaayaa balse waxaan is ku dayaayaa waxyaabaha ugu muhiimsan in aan idin kaga sheeko hadaba hadii aan idiin sheeko qisadaan waxaan ugu magacdaray ( Shida Jaceyl Iyo Shalaay Adduun ) runtii waxaan dhihi karaa qaa qiso xambaarsan xikmad aad u weyn iyo waaya aragnimo dheeraad ah waxyna ubaahntaha in lagu cibra qaato hadba aqristoow adigoo iga raali ah qisadaan oo dhameeystiran waxaad kaheli kartaa webka caanka ah ee qoraaga sare ( MR YAASBOOS ) http://www.yaasboos.tk hadaba wixii faahfaahin ah oo intaas dheeri ah kala xariir webka yaasboos waxaan idin leeyhay hamoogaan sheegada xiisaha badan
    ( Shido Jaceyl Iyo Shalaay Adduun )

  4. magacaygu waa yaasboos runtii waxaan ahay nin qoraa ah balse waxaan aad u jeclahay mar waliba in aan wax ka qoro sheekooyinka jaceylka hadaba waxaan rabaa in aan wax yar idin kaga sheego qiso cajiib ah oo soo martay sxb kayga qaaliga ah MR : Mohamadh schools runtii waa nin aana hada amaantiisa aan hada inta ku soo koobi karin hadii aan wax yar idin kaga xuso taariiq noolaleedkiisa waa nin mar waliba jecel in uu wax u qabto dadka masaakiinta ah waxuu guryo ku leeyahy dalka iyo dibada gaar ahaan halka uu ku nasto waa wadanka Sweden run ahaantii MR scools maalin maalmaha kamid ah asagoo dalxiis ku maraayo wadanka india ayaa waxaa dhacday in uu la kulmay qiso layaab leh mr uu booqosha ugu tagy ra iisul wazaaraha dalka waxaa dhacday marki uu ka soo laabanaayay in uu arkay dhalin yaro soomaaliyeed oo meel bagwaan ah agtiisa qaaji darteed u jiifa runtii calaasha ayaa xumaatay oo wuu kanaxay kadibna gaarigiisa ayuu ku soo qaday runtii waxay ahaayeen ilaa iyo dhalin raareeyso 10 dhalin yaro runttii hada marabo in aan sii guda galo hadaba waxaa dhalintaas kamid ahaa nin lagu magacaabo
    1- Cabdi fitaax ( SAAKOOW )

    2- maxamad ( RAAMBOOW )

    3-cabdi risaaq

    runtti sadaxdaan shaqsi MR :m-schools waxuu ka dhigtay boodhigaarkiisa qaaska ah balse runtii waxy noqdeen kuwa ku caasiya mudanahooda hadba sadxdaan nin waxuu u sameeya shaqo waxuuna baray luqadooda hooyo siday u qori lahaayeen waxuu ka badalay dharkii u raayy oo ay wateen waxuu ka dhigay niman la qabsan karo bulshada waa yoo markii hore u rkooda lama akmari karaynin balse waxaa layiri qiyaano raad malaha mid waxuu ka dhiga nin ka kaliya oo mukulaalihiisa raashinka u qeybiya midna waxuu ka dhigay ninka kadaba wad dalada xili waliba midka u dambeeyana waxuu dhagiya midka ilaaliya guriga xilika habeenkii marka lagaaro hadaba sadxdaan nin waxy isku dayeen in ay dhacaan hantida MR:M-schools balse ayagaa ku qasaaray runtii hada waxy ku nooliyihiin noolal aad u xun mar walibana waxy yimaadaan meel waliba oo macaawano ku qeybinaayo mudanaha balse ayaga waa laga mamnuucay hadaba waxaan bulshada o geeysiinaynee in aysan dadkaas lasaaxiibin lahadlin la fariisan waa yoo jeermiskooda ayaa idin gaaraaya waxy noqdeen caasi waa yoo waxy qiyaaneen ninkii quudin jiray oo dharki kabadalay hadaba waxaan idin leeyahy meeshaad ku aragtaan o geeysiiya in ay dalka uga baxaan sida ugu dhaqsiyaha badan hadiise ay waanada diidaan waxaad u dishaan sida mukulaasha oo kale
    waxaa qoray gacanyaraha mudaha
    ( faysal waraabe )

  5. hi ugu horreeyn waxaan kaaga mahad celinayaa waqtigaag qaaliga ah oo aad noo hurtay runtii waxaad tahay shaqsi wanaagsan waayo waxaaa taageeraa dadka u olo’ leeya arimaha jecelka.
    magaceeyga waa Asha hussein mahamu sxb barasho wanaagsan.
    waxaa been aheeyn in uu jecelku jiro la aantiisna la noolaan karin.
    aniga walaakiis aad baan u xiiseeyaa sheekoyinka jecelka
    so hanbalyo aan ku leeyahay sjheekada aad noo soo qortay waxaan ku dhihi lahaa haka daalin arimaah jecelka
    jecel waa nolol
    nolol waa jecel

  6. hi waan idin salamay runtii aad ayaan ugaxumahay waan ogahay taageerayaasheeyda in ay murug la soo daristay balse hada waxaan idin ogeeysiinayaa mr dhaw in aan soo saari doono flim cusub oo lamagac baxay ( shido iyo shalaay adduun) runtii waa flim ay taageerayaasheeyda kawada heli doonaan balse waxii faah faahin ah kala soo xariira Emailka: yaasboos@hotmail.com,sohil11@hotmail.com,salmaan_somali@hotmail.com
    waxaan idiin rajeeynaynaa dawasho wacan

  7. dhamaan asaxaabtayda waan idin salamay salaan kadib waxaan rabaa in aan idin ogeeysiiyo dhawaan waxaan aasaasay guruub cusub waxuuna mar waliba guruubkeeyga u taganyahay xalinta qilaafaadka mucaashaqiinta waxaan taageerayaasheena u sheegaynaa hadii ay diyaar u yihiin in ay ku soo biiraan in aan diyaar unahay runtii guruubkeeyga magaciisa waxaa layiraahdaa ( DHALINTA MAANTA ) waa guruub kashaqeeya arimaha jacaylka waxaa kaloo guruubkeena in uu soo saaro fanaaniin da,yar iyo jilayaal da.yar balse mar waliba iyo waqti waliba waxaan u shaqeeynaynaa si aan jacaylka kor ugu qaadno hadaba lasoo xiriir intaa wixii faah faahin dheeri ah ( dhalintamaanta@hotmail.com ) ama waxaan idiin kagatagay farxad by yaasboos

  8. dhamaantiin waa salaan man tihiin mar ka hore barasho wanaag san mar ka xiga waxaa aad ugu farax sanahay soo saaris ta DHALINTA MAAN TA
    mar ka xiga barshada hamoogaan somali waa dhul keenii soo dhawaadaan idin lee yahay gooooooood bye

  9. gruubka Dhalinta Maanta mar waliba waxuu utaagan yahay kor uqaadida fanka soomaaliyeed iyo isku xirka dhalinyarada meel waliba oo ay dunida kajoogaan hadaba ka dhigo guruubka dhalinta maanta saaxiib si aad wax badan uga ogaato fanka soomaaliyeed waxaan diyaar unahay in aan sameeyno wax waliba oo dhalinyarada soomaaliyeed qancin kara ogoow adigana waxaad tahay saaxiibada guruubka dhalinta maanta talo iyo tusaalana waad noosoo gudbin kartaa
    waa DHALINTA MAANTA oo idn leh kudadaala sida aad wax ugu qaban laheedeen dalkiina iyo dadkiinaba

  10. Yaaska sxb wakusalamay wa sxbkaa xasan xidig waxan kamid ahay aqristayaasha shekoyinkaaga marka waxan ubaahanahay shekada (shido jaceyl iyo shalay aduun) thanks.

  11. Asc magaceygu waa saciid waxaan ku noolahey somalia specially lower shabele marka aad iyo aad ayaan u taageeraa waxaan dhalinta jecel qisooyinka ku saabsan jaceylka thank you

  12. walalayaal horta meesha wax lagaga hadlayo ii soo cadeeyaa idinkoo raaliaya


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.

%d bloggers like this: