True Love Sheeko jacel oo dhab ah part 2

November 12, 2007 at 1:25 am | Posted in True Love | 39 Comments

Sheeko run ah oo ku dhacday wiil iyo gabar Soomaliyeed oo Kunoolaa Wadanka Somali Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho Taariikhudu Markey Aheed 23/7/97

Axmed Wali Iyo Idiris oo walaalkiisa ah waxaa ubiloodey nolal iyo jawi wanaagsan ooAh mid kafiican Nolashoodii hore waxaana ubiloodey nolal cusub iyo jawi cusub Kaasi ah mid ay keentey Gabadha Seyruuq ah oo Aheed Gabdhii sidada qiimaha leh

Isugu xilqaantey sidii ay uugu garaari laheed reerkaani masaakiinta ah aana cidna umaqneyn ceelna uqodnay runtii seyruuq waxaa labaayey howsha ay qabtey dadkii

Jiraanka lahaa reerkaani Seyruuq oo lagu ogaa Gabar islaweynin badan iyo kibir badan waxaan caadatey gabdhaani in aya tahay gabar wanaagsan maadama ay dadku Arkeen dadaalkii ay ugashey Axmed Wali iyo reerkooda oo dhan waxaana cadaatey in ay seyruuq tahay gabar taaqana qadarinta iyo ugagaarka dadyowga dhibaatesyan Markii ay Biloodey waxaa aad iyo aad uugu wada riyaaqay dadkii oo dhan Axmed Waxaa lagaga Dhigey Masuulka uugu sareeya Baqaarka jaamac idiris oo ahaa seyruuq Abaheed waxaana aad iyo aad uula dhacey sidada qiiimaha leh wiilkaani uu markasta wataa shaqadiisa oo kaliya waxauuna markastaa Jaamac idirs ka caawiyaa dhanka

Xisaabka Iyo waxa soogali baqaarka & waxa soogalaaba waxaan intaasi usiidheraa Asgoo walaalkiisa keeney in uu baanka udhigaa alaabta bagaashka ah iyo Waxii kaloo

Ay uugaga baahdaan Baqaarka Waxuuna Lacaga soo Celshaa maalin kadib asgoo wadaa lacagtii uu alaabta kuqaatey waxuuna laharaa lacagata faa iidada uleeyahay

Waxuuna celshaa waxii lagu lahaa Reerkii waxaa usiisayadey Nolal wanaagsan ilaaheyna waa uu lagarab galey maadama ay ah haayeen dayoow Nadiif ah oo hadana Daacad ahaa Dhankastaana kuwanaagsan Lakiin Axmed Wali Waxuu jaceyl uqaadey

Seyruuq Aqristoow waxaad ogataa Jaceylka in uu asiiba Maskiin iyo faqiir xataa uusan aqoon kan ayaa taajir ah kan ayaa faqiir ah, runtii waxuuna abaaraa cidkasta malaha

Maskiin Malaha Taajir malaha Faqri Axmed xataa waxaa isbadal midabkiisi waxauu u ekaadey Carab awala waa cadaa lakiin daruuf baa haysatey hadana uu kabaxey,,

Daruuftii hesyatey Lakiin waxaa kusoo siyaadey Maalinba maalinka kadanbesyaa Jaceylka Seyruuq xataa haduu arko seyruuq oo nin latagaan in uu kamaseyro

Taasi oo ay keeni kartaa Jaceylka Dhabta ah ee uu uqabo intaasi Seyruuq ah Waxaana uu maalin maalamaha kamid ah usheegey Malintaasoo ay Aheed maalinta Logaga Magac Darey Maalintii Jaceylka Aduunka Ayuu Waxuu usoo iibshey Hadiyado

Qaali Card Iyo Waxyaabo kaloo farabadan asgoo uugu geeyey hoyaga ay dagneed .

Waxuu Abaarey gurigii maalinkaasi Nasiib Wanaag waa ay xanuunsaned seyruuq ,oo waxaey iska Jiiftey qolkeeda jiifka ah Waxuuna Yire miyaadan ogeyn in maanta Tahay Maalinta Jacaylka Aduunka oo ay tahay maalin faraxad ah Waxuuna Yire

Maanta Waxaan Rabaa in aan kusheego Arimo farabadan oo aan rabo in aad iila ogaato Waxaan rabaa in aan kusuheego Jaceylka aan kuuqabo meesha uu gaarsiisan

Yahay Iyo in aan ahay naf kujecel Miyaadan Ogeyn macaaney Runtii Waxaan ahay Shaqsi aad iyo aad kuu jecel Rabana in uu kusoo bandhi Arinkeyga haduu sax Yahay iyo haduu qalad yahayba macaaney maxaad igaaga Oranesyaa Waxeyna tire Seyruuq

Waxaad ogataa Jaceylka in uu yahay shey qaali ah waadna ijeclaan kartaa Lakiin Hadaada iisheegatana maaha arinkaasi mid qaladan waana saxantahay markastaana Anigaana kusoo siin doono Jawaab ku kaafisaa Waxey noqon doontaa mid kukaafisa Waxey noqon doontaa mid aan kukaafin iska Sugo walaala Jawaabtaasi Waqti Dhow Ama Waqti Fog Arinkaasi Muxuu noqon doonaa ayuu maskaxdiisa iska Yire.

Axmed Wali Asgoo Qashuucsan ayuu waxauu aadey Shaqadiisii caadiga aheed asgoo aanan Niyad wanaagsan uheyn shaqda Waxaan si dhab ah udhaawacey Jaceylka seyruq

Aydoo wali kusugan Guriga ayaa waxaa loosheegey in guur dhow Lasiin doono wiil Abtigeed dhaley oo Kayimid Qurbaha gaar ahaan uk Wiilkaasi Lakiin maahaha Wiil

Maskaxdiisu Tahay Caadi Dadka yaqaana ay yiraahden waa nin jir oo xaga maskaxda

aana wanagsan aydiina Markii loosheegey arinkaasi Waxey tire abe aniga dooni maayo nin kaad sheegesyaa waana aqaan Yuusuf Yare Waa nin jiran mana doonayo waxaan rabaa in aniga dooqeyga ah oo aan soo xushay halkaasi waxauu kaheli karaa Axmed wali jaanis Farabadan Seyruuq aydoo Caresyan ay kasoo baxdey gurigoodii waxaey aadey Habalo ay saxiibo Yahiin oo maalinkaasi lahaa Aroos Waxeyan markii meeshii

Arooska Tagtey Loosheegey in wiilka Maskiinka ah oo Jaceyl Jaceylkiisa ,

Wax laqabto maadama Wiilkaasi Yahay wiil aad iyo aad udabeecad wanagsan Runtiina ah wiil karti badan Iyo dadnimo aysana waxa la aanata kunacin maadama nin rag ah uu

Yahay Ayna Ogaato arinkaasi Wuxuu waqtiga is guraba waxaa lasoo gaaray balantii.Waxaana Durabdiaba uu niyadiisa gashtey Axmad wali in aysan Seyruuq asan diidi Dooni Arinkiisa Kusaabsan Waxuuna Yimid markuu soo dhamesytey Shaqadiisa

Gurigii Seyruuq Waxaana loosheegey in ay maanata aadey Xalfad Aroos Ah aana ka fogeyn Xaafada Dhaxdeeda Waxaana loo tilmaamey guriga ay joogtey waxuuna aaydey

Markii Gurigiisa Waxuu galey is diyaarin iyo is qurux waxuuna abarey gurigii ay joogtey Seyruuq Waxaana maalinkaasi Cidii aragtaa aysan idhihi karin wiilkaani waa Axmed Wali quruxda Iyo Labiska kamuuqda ileen dadku haduu helo dhaqaali waxuu yeeshaa Mid qurxuuun oo aan kiisii hor aheyn ileen Dhaqaalahu waa balaayo aanan la ogeyn.

Hadada Markuu meeshii tagey Waxaa indhahiisu ay qabteen Seyruuq oo maalinkaasi Fadhisay meel gays ah waxaana meeshii gabdhihii wadada joogey ay hal wadada eegen wiilkaani quruxada iyo haybada ay kamuuqato maalinkaasi aan lamalesyan karin

waxuuna salaan uugu dhaqaayey seyruuq oo yire maxaa dhacaey maanta wajigaagii kama muuqato farxadii logaaga Bartay sidee bay wax ujiraan macaaney maxaa kuugu

Soosiyaadey oo dhib ah waxaan diyaar kuugula ahay waxa kastoo kuugu soo siyaado

in aan kuula qeysado macaanto waxaan karaabaa in aad iisheegto waxii jiraa oo arinkaasi kusaab san macaaney Waxaan rabaa in aan ugaado kagudub taasi Waxaan kaloo rabaa in aan iisheegto Arimaheynii kusaabsaan Codsigii Qaali ahaa ee aan kusoo

Bandhitey macaaney runtii aniga waxaan kuugu qabaa kalsooni aad iyo aad uweyn Waxaan rabaa in aad Arinkaasi uun igaaga Aqabasho hana is oran wiilkaani waa Faqri oo Wax mahesyto Mana Awoodo Jaceylkaa Waxaad ogata Markastaana in aan ahay nin rag ah oo jaceyl kuna Hami qabaa Guurkaagaga ama Rabaa in uu kuula qeybsado Nalasha Waan hadaan Arinkaasi Helaayo Marka Waxeyna Tire Waan kaa sheegayaa

Axmed Wali in aan kaa aqbaley Go aankii ahaa Jaceylka aniga aan Ahay Ruux Kujecel Waxaad Ogtaa Arinkaasi Hadii aan Dan Iyo Xaajo kaa laheyn kuma aana Geeyen Baqaarka Abaheyna Marka Waxaad Arinkaasi oo dhan usamey jaceylka Macaanoow Kuna Seexo kuna soo kac arinkaasi waxaadna Ogataa Haduu aabahey ogaado Arinkaani Maxaa dhici kara waxaa dhici kartaa wax kasto in uu sameeyo abahey ,

Marka Madoonaayo in ay ogaadan Arinkaasi Reerkeena Macnoow Adiga iska Ilaali macane Arinkaasi Yeesana Cidna ogaan arinkeena Waxaan inoo balan ah Maxaa dhici Doono Haduu Ogaado Jaamac Idiris Jaceylka Gabdhiisa Iyo wiilkaani Shaqaalaha Muxuusa Sameyn Doonaa Arinkaasi Haduu Dhaco Maxaasa Lagudboon

Hadiisa uu ugaado Arinkaasi Jaamac idiris Muxuu kusameyn Doonaa Wiilka Maskiinka

Ah Lasco …………….Cid Alaale Ciidii ubaahan in aan Talooyin kusaabsan Jaceylka Ama Talacelin Ah

Waxey igagala soo Xiriire Karaan Ciwaanada Hoos kuqoran Talooyinkaagana Waan soo Dhaweynayaa Aqristoow Lasoco Taasi Lakiin Lasoco Taladaada Hanoqto Mid kusaabsan Arimaha Bulashada Yeysan Noqon Mid ah Siyasada Lakiin hadii ay Tahay Taladaada Arimaha Jaceylka Waan soo Dhaweynaa Talana soo Weydiiso Ciise Yare

Lasoco Aqristoow Qeybta 4 Raad Haduu Ilaahey Yiraahdo Maalmaha Soosocdaa Aqristoow Qeybaha Kaloo Harsan Laso Qisadaani Waxeyna Idiin Bilaaban Doontaa Weegaani Haduu ilaahey Yiraahdo Waxii Fariin ahna Waxaad iigugu Soo Hagaajin Kartaa Ciwaanadeyda Ama Waxii Talo Iyo Tusaalo ah Waxaad iigu soo Hagaajin Kartaa Hadii aad Qaladaada Aragtaana Ka Raali Ahaada Aqristayaasha Qiimaha Iyo Qaayaha Lahoow …….

39 Comments »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

  1. waa salamantihiin dhamaan tiin aqayaarey

  2. waa jiraa jecel nolosho waa jcel

  3. waa ku mahadsantihin comentska dhamantin keep visiting my website

    • Runti jaceylku waa jira lakin hora lo dhahay wixi qoran kunsano ayay ka weyn yihin shekoyin kuwan ka macan badana wan haya kolay waxad igala so xiriri karta :- waras60@hotmail.com

  4. waa salaamantahiin dhamaantii waa qiso aad u fiican

  5. lkn aniga sheekooyinka jacaylka ma jecli balaayo ha is jeclaato jacayl aniga qar buu iga tuuray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. waa jiraa jacayla laakiin tan oo kale waa maraxa

  7. Waa Jiraa Jaceyl Laakiin Kuma wanaagsana dadka qaar inay jaceyl jilaan maxaa yeelaay uma qalmaan marka hore waxaa wanaagsan qofka jaceyl jilayaa inuu wax ka yaqaano waa inuu dareemaa gadaal waxa ka soo bixi doono waad mahadsantihiin

  8. waa sheeko fiican laakiin qoraalka afsoomaaliga ayaa xoogaa qariban

  9. sida dhabta ah jaceylka wa u jiraa wana sheyd admiga dhan sameya lab iyo dhagidba

  10. waa sheeko aad u wanaagsan

  11. aniga markaan fagradaan wax ku darsada wax walba ayaa imaan kara waayo odashaasha qaar ma oga inuuw jeceylka jira sababtoo ah laba qof oo aad usu jecel ayaa lakala gooynayaa taasna waxey keeni kartaa xanuun badan iyo qaraw badan oo la soo darsa qofka wax jecel walaalayaal waa kumahadsantahiin sida wacan ee aad uga qeyb qaadataan qisoo yiinka jaceeyl ee dadka qaar waxba ka ogeeyn oo ay labada qof ee aadka iyo aadka isu jecel kala gooyna dhan kastaba ha ahaatee runtii mafiicna wax yaabaha qaar qofka faqiirka ah illaah ayaa faqiir kadhiga loomana baahno in liiska weeynesiiya qoka maanta dhaqaalaha ku faanaya bari kuma faanayo waayo nin dhaqaala lahoow dhaqaala la aan fila nin faqiir ahoow dhaqaalo fila marka walaala yaal mawanaagsana in liiska weeyneeysiiya dadka faqiirinta ah asc?

  12. jacaylka waa jiraa sibiqna dadka wuu ku helaa laakiin isku day inaad iska caabido

  13. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    aniyaw sheeko macaan soo qora hadaad wax soo daynaysaan
    yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  14. ninba si u macnee waxa laabta gubay calaf weeye guure ha ku daalin caashaqa

  15. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    jacelku madhaba mis wa dhalaanteed?hadii uu yahay dhaba maxad ku cadanaysa hadii uuyahay been maxa iyadan ku cadanays

    • waaa run jacalka uu jiraaa lakin hadana ma la is waydiyay waxa uu ku dhammaado

  16. wuu jiraa jaceylka walala yalaae ee godob yaa laga galin jacelka waa shee qaali ah bro???

  17. wax walba waa muhiim in la ogaado lkn jacaylku dee waa israbitaan uun

  18. a s c marka hore wad salamantihin bulshada marka xikta hadi an kahadlo arimaha jecel ani waxa an la kulme jecel ad iyo ad igu xumade o anan calfan ne marka jecelka sidisaba 2 bada rux o sida ah ad iyo ad isu jecel isma calfadan sida badan masna la arkay badana marka guurku wa calaf thanks

  19. waa jiraa jaceylka aniga qaasadan waxaa i qabsaday qiso jaceyl lkn waan ku guuleysan waayay

  20. walaala yaal aad ayat u mahadsantihiin waxa aan doonaayaa in aan ku soo biiro barnaamijkaan anika waxa aan doonbayaa part1 kii sheekadaan hadii aat awoodaan in aat iiku soo dirtaan emailka ah fardoowso14 in shaa allah aad ayatna umahadsantihin asc fatlan ila soo xariira

  21. true love never end

  22. walaala yaal waad salaamantihiin kadib walayaal waxaan idiinka doonayaa fikradiina in aad igu soo kor dhisaan walaalayaal aniga gabar ayaan si xun ujeclahay hadana gabadhaas ma aqaano si aan ugu sheegto jacelkayga si fadee baa ugu fudud aan ugu sheegan karaa………………………

  23. Asc@
    Walalayal unti jacel wax la dhoho ma jiro e wax jirah damac jacelka runta ah wax u imada gurka lakin inta ka horesa wadamac okaliya e maha jacel

  24. jacayl waa jiraa wana lays jecladaa lkiin in uu xadka dhaafo ma wangsana aada ayey uga fahmtay inantan lakiin waxaa jira qaar aan ku fahmayn rag iyo dumar

  25. wu jiraa jaceyl lkn halkuu ku dhamaadaa? Guur hadu ku dhaman wayana shock iyo wali kkkkk

  26. balaayaa wax jeclaana ilaahay baan ka baraa habeen iyo dharaar in uunsan i helin jacayl lki nin ama naagtii wax dhawr dhawrtaba wax way jeclaan waanala jeclaan lki anigu iskuma dhawro dumarka markaa xeega wax ka jeclaadaa

  27. Jcel wa u jiraa hadusan jiri lahen manan dhalanen lakin calaf aya kalawada lamanaha dhabta isu jcel

  28. waa jira jeceyl anaga xata madhalaen hadu jirin jecel lkn ani dhib weyn aa kala marney jecel hadana waxa aa jooga qurbaha mana rabo ina jecelkii aa ku dhibtoday mar danbe u sameyo oo aa aamino wiil danbe ilahay nasibkayga meshu ka dhiga arki doonaa insha laha aamin aamin

  29. Slc jecelku waa wax jiraa qof welba oo rag ah wuu kadhacaa walal wadmahada santihin

  30. Waad ku mahadsan tihin

  31. Wgm.gj.

  32. Wala yab sheko an dhamad laheyn waxa codsi iga hadadwa isku xilqantay inad sheko so tawisid,wa eney dhamad lahata. ok

  33. Aba baaay wuu jiraa jaceelkaan ku iri jilbahuuna jijibiyaa kxkxkxkx horta jaceelka xaga hoose muu kagalaa ruuxa bani’aadamka mise xaga sare??¿ Ok

  34. Jama$:ani waxa iha$ät0. gaßar ijecel ana an jeclen marka$ta wexey iledahay ma ijeceshahay waxan ku irahda hää wanku jclhay mana jcli ani. Waxana jirt0 sxbteyd o ani ijecel ana an jclhay marka waxa nagu dhax jir0 gaßarta$ mxan $ameyää

  35. Asc waxan ahay wiil somaliyed joga wadanka uganda garahan kampala magacegana ladhaho akram mahamed isaq kuna dhacday qiiso jacel oah dhab waxana donaya ayado texano aha inan nisodero marka meshan kuso deri lahay iso shega waxadna igu soderi kartan ciwanka an leyahay meshan shekada nigu sodere lahay ciwankegana wa nuur514@hotmail.com ama facebook nuur mohamed isaq

  36. K.k.k.k. Runti jcylku wa wax jiro lakin jcylka hada socda mahan mid jiro.maxa yelay dumarki waxay jcylki kadorten lcg sidad uwale socotan 2 sana hady lashekeysato nin lcg leh halmalin kasbey rceysa. E dumarki ba kudheley jcylki e maxa laga sameyn arinta?

  37. Aad iii cajabgalisay shekadan wan inka sugayna qaybta afarad


Leave a reply to Said Thom Tiger Cancel reply

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.