Nuur Cade oo galabta ku dhawaaqay 15-Wasiir aqriso Magacyada Wasiirada iyo Wasaaradaha loo kala magacaabay

January 9, 2008 at 5:11 pm | Posted in siyasada somalia | Leave a comment

R/wasaare Nuur Xasan Xuseen ayaa galinkii dambe ee maanta ku dhawaaqay Xubnaha golaha Wasiiradiisa, Waxaana Wasiiradan la magacaabay ka dhex muuqan Rag magac ku lahaa dhinaca Siyaasada oo ka dhex muuqan jiray Golayaashii Wasaaradeed ee la soo dhisi jiray.

Wasiirada la magacaabay maanta ayaa waxa ay kagacyadooka kala yihiin.

1-Muxudiin Xaaji Maxamed Ibraahim Wasiirka Gaashaandhiga

2-Xuseen Ceelaabe Faahiye Wasiirka ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska.

3-Ceydiid C/laahi Ilka Xanad R/wasaare xigeen ahan wasiirka Waxbarashada iyo hidaha iyo tacliinta sare.

4- Maxamed Cali Xaamud W/Maaliyada iyo Qorsheynta.

5- Saalin Caliyoow Ibrow R/wasaare Xigeen ahna Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada.

6-Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Gaadiidka, Duulmiaadyada iyo Dakadaha.

7-Cali Axmed Jaamac Jengeli Wasiirka Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

8-C/risaaq Ashkir Cabdi Wasiirka Horumarinta Gobalada iyo Arimaha Federalka, iyo dib u hishiisinta.

9-Maxamed Cali Saalax Qanje Wasiirka Macdanta iyo Tamarta.

10-Cabdi Maxamed Tarax Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta.

11- Muuse Nuur Aamiin Wasirka Amniga Qaranka iyo Arimaha gudaha.

12-Axmed C/salaam Aadan R/wasaare Xigeen, ahna wasiirka Warfaafinta isbortiga iyo dhalinyarada.

13- Mustafa Shiikh Cali Dhuxulow Wasiirka beeraha, biyaha iyo horumarinta deegaanka.

14-Nuur Iidow Beyle Wasiirka Howlaha guud dib u dhiska,iyoguriyeynta.

15-Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Horumarinta haweenka iyo arimaha Qoyska.

Wasiir ku xigeenada waxaa kala helay.

1-Carab Cali Diiriye W/xigeenka Horumarinta gobalada,iyo Arimaha Federalka.

2-Ckariin Axmed Cali W/xigeen Arimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah.

3- Cali Muumin Cismaan W/xigeen Maaliyada iyo qorsheynta.

4-Fahma Axmed Nur W/xigeenAmniga qaran iyo gudaha.

5-C/kaafi Macalin Xasan W/xigeen Howlaha guud,dib u dhiska iyo guriyeynta.

Sida uu shaaciyey waxaa dhiman Sedex Wasiir, waxaana Wasiiradan Maanta lagu dhawaaqay la ogeyn sida looga jawaabo maadaama ay meesha ka maqan yihiin dad badan oo filayey in ay ka muuqdaan Xilalkan Cusub, waxaana Xukuumadan hortaala howl culus oo ugu horeysa sidii ay uga samatabixi laheyd Ansixinteeda.

Leave a Comment »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.

%d bloggers like this: