MAAD IGU DHOOFAYSAY QAYBTA 1AAD

May 21, 2008 at 10:50 am | Posted in sheeko jaceyl | 2 Comments
Tags: , ,
Bismilaahi Rahmani Rahiim ASCWRB.

Akhristayaasha qiimaha badanaw manta waxan idiin hayaa sheeko dabcan dhab ah kana faalooyanaysa arimo dhaca oo dhex martey wil somaliland ah iyo inan somaliland u dhaltey Waxay ahayd 11;00 duhurnimo ee xiliga hargeisa waxa xaafada xawaadle ee magaalada hargeisa iskaga hor imi wiil la idhaahdo ahmed mahamed iyo gabadha la iraahdo ayaan cali ahmed waa wiil rer hargeisa halka ay ayaan ka tahay gabar magalada ku qariib ah dhawaantasna soo gashay.

waxay ayaan ka timi cariga sweden halkaas oo reerkooda o dhami degen yahay gabadhii Ayaan ahayd ayaa iyada oo ku socota xafad ay alaabo amaano ah u siday garan weysay jidkii kuna dhex habawday xaafada xawaadle oo reerka logu soo tilmamay.

wilkan Ahmed oo ah dhalinyarada xaafada degen ayaa ay aragttey isaga oo wadada maraaya weydiisayna reerka ay donaysay iyada oo u shegtey magaca reerka ay alabada u siday ahmed waba wiil ku taamayaa in uu mar uun la kulmo gabr ka timi wadamada dibada sidatana passpport uu ku dhoofo waan daremaysaa qof ka ay mihiimadiisu sidaas tahay in ay tahay uun ujedada ugu weyn ee uu ka leeyahay gabadh ka timi wadamada dibadaha in uu ku dhoofo oo kali ah wax intaas u dherna anay jirin ahmed marka halkas arini marayso waxa ay noqotey reerka inantu weydiisay reer u garanyo isla markiiba waxa uu u kaxeyey isla xaafadii ay weydiisay inantu waana gabar qaraabadiisa ka mid ah isagoo waliba inanta ka dalbaday in uu cawiyo oo alaabta culus ee ay gacanta ku sidato uu ka qaado iyana waa u mahadcelisay wana ka qaday alabadii aay siday inantu.

isla wilkii marka inantii xafadii gashay kama tegin ee wu u sugay isaga oo u shegay in uu sugayaao si uu xafadoodii u geeyo gabadhiina waa ka aqbashay inantanu ma fahmayso afka afmiishaarkan waxa uu usoo galbiyey dhankii xafadooda oo aan kaba fogeen xawaadle mesha inantu degen tahay.

AKHRISTAYAASHA QIMAHA LEHAW LA SOCDA QAYBTA 2AAD MAALMAHA SOO SOCDA HADII ALAH IDMO

DIYAARIYE: HOODO AHMED IBRAHIM
Hoodo07@hotmail.com

Akhriste waan qaadanyaa waxii dhaliil ah iguna soo celi waxii aad khalad ku aragto fadlan ka raali ahada hadad ku aragtaan wax khladadaad ah dhanka qoraalka
fadlan igala soo xidhiidh cinwaanka ah


N.B LAMA DABAACAN KARO ILAA OGOLAANSHO LAGA HELO QORAAGA KU SAXEEXAN .

2 Comments »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

  1. waxaa u malaynaaya inaan ahay first aqriste invited sheekadan lkn maxa oran kara hee sheekadaba wali ma aqrin hada aqrinaaya ani iga war sug
    YaaaaH!

  2. sheekadan waa mid dhacda maalinkasta wax lala yabo ma aha wiilkan buufis aya hayey habka uusameyey wan kahelay nololaw sxb nin jira ayad tahay magacayga waa cnaasir o jogo dalka norway
    waana wiil somaliyaad sxb habkan anigaba waan sameyey lkn wankuguul dareystay


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.

%d bloggers like this: