Nabsi Iyo Naruuro Jaceyl.

May 21, 2008 at 11:11 am | Posted in sheeko jaceyl | 5 Comments
Tags: ,


Hadii aad baahi uqabto jaceyl, waa in aad iska ilaalisaa nabaro badan oo qatar ku ah jaceylka, waxaa aadtahay wiil dhalinyaro ah ama gabar dhalinyaro ah, waxaad ku jirtaa xiligii dareen kaaga uu u baahna jaceyl, waxaad rabtaa in aad sameysato saxib ama saxibad, hadaba maxaa kula gudboon in aad sameyso? waa in aad ogaata jaceyl ka in uu yahay bad galid mooyee aan ka bixitan leheen waa in aad ogsoontahay qatarta uu leeyahay isla markaana uusan eheen jacylka wax dheel dheel gala ama kaftan iyo qoob ka cayaar. ………………………………..

sheekadani maaha mid khiyaali ah waa mid dhaba,waxaanay shaaca ka qaadaysaa dhibaatada uuleeyahay Nabsiga Ama  Qiyaanada aad Qiyaanto Ruux Waxaana qalina
uqaatey anigoo ah Ciise Calas Ama Ciise Maxamuud Khaliif  ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Taas oo ah Qiso layaab leh oo aad intan oga boggan doontaan haddii Eebbe idmo,Waxaanan ugu tlo gallay keliya Dadka Xiiseeya arrimaha Jacaylka, Sheekadan waxay ka xog-warramaysaa Dhibaatooyinka uu leeyahay Jaceylka
aad ruuxa  kuula wadaaga qiyaantey ama aad Balantii aad Wada Gasheen aad
Fulin weysay Taasoo aan uugu tala galey Inta Xiiseysaa Arimaha Bulshada
Ama Jaceylka Rag Iyo Dumarba Waxaan idiin leeyahay Aqrin Wacan oo wanaagsan
Faysal  Maxamed Kadiye Waxuu ahaa  Wiil Dadiisu Tahay 27 Jir aana waligii guursan Waxuu kunoolaa  Xaafada islii Reerkooda oo dhan waxaey Jireey Aduunka Dacaladiisa Waxaana africa Joogey asaga oo kaliya Waxuuna Ahaa  Wiil aad iyo aad u naxariis Badan runtii Jeclaa  in uu dadka aana Waxba hesyan uu u gar gaaro xaga Dhaqaalaha.Maalin Maalmaha kamid ah ayuu Waxuu  arkey Gabar ilaahey udhalshey qurux Iyo Dabeecad Wanaagsan Gabdhaasi Maaha Gabar Kale Waa sahra Axmed Guutaale  oo Markaasi kasoo Baxdey Mid kamid ah Carwooyinka Waaweyn ee kuyaala xaafada islii Carwadaasi oo magaceedu Yahay  Barka Basaar oo ah Mid kamid ah Carwooyinka uugu waaweyn xaafada islii.

Sahra oo maalinkaasi alaab lasoo gadaysay gabdho ay  Saxiibo Yahiin oo oo aadey mareykanka Sahra Cidna uma maqneen ceelna uma Qodneyn Waxay Reerkooda ka biilan jirtey waxaey raashinka u karin jirtey dhalinyaro

Somaaliyeed oo ay ka qaadan jirtey lacaga 3500 oo kenya Ah Lacagtaasi Waxeyna Lacaagtaasi usii deri jirtey Reerkooda oo Daganaa Maagalada Reerkaasi oo ahaa
Reer isaka Daruufheso Kuwaasi  oo kunoolaa lacagata  ay uderto gabdhooda Sahra Sahra Hamigeedu waxuu ahaa  maalin uun in ay kabaxi doonto dhibka Hestaa ama Ay gaari doontaa nolal sare intii ay Wadada kusoo Socdeen ayada  Iyo saxiibadeeda Ayeey Waxey arkeen Faysal oob taagan Wadada Laamiga ah indhaha ku haayo oo eegaya Sahra Maadama ay gabdhaha gabadha uugu qurxoon Faysal Waxuu dadaal  Dheere u galey Siduu gabdhaasi  ubaran lahaa.Waxuuna Bilaabey in uu Gabdhahii Yiraahdo Abaayo macaan waad idiin Salaamey mantahiin Dhamaantiiban kawaran hadaan idiin Caawiyo ama aan idiinla qaado Waxeyna Yiraahden Waad nacaawin Kartaa Waxuuna Halkaasi uugu dhaqaaqey Kaftan iyo in uu laqaado alaabtii waxuuna Lageeyay Hoygii ay ka dagnaayeen Xaafada  islii Waxaan halkaasi la isku Dhaafsadey  Sheeko Waxuuna siiyey Gabdhahii Telkiisa  Gacnka ahaa Qaarkamid ah gabdhahii Ayaa Yire hadaan kusiin laheyn Tellka naga Aniga Waxaan usii suconaa Mareynkan oo Waxaan Baxeynaa  Maalinta Barito ah Lakiin  Saxiibteen Sahra Tellkeeda ayaan kusiineynaa Waaba  siduu Rabey asagu Waxey uugaga Dhagan tahay  Sahra ayuuba Rabaa  Xiriirkeeda Waxaana loo qorey Faysal Telfoonkii  Sahra asna waxuu qorey Tellkisa Meesha Waxaa la isku Dhaafsadey Telfoono Faysal markuu kasoo Noqdey Xaafadii Gabdha Waxaa durbadiiba  Niyadiisa  Soogashey Gabdhaasi Quruxbadnaa Waxuuna Go aan buuxada ku gaarey in uu Xirrir layeesho Maalin maalha kamid ah Ayuu Sahra Wacay Nasiib Wanaag Waxaa loo sheegey in ay Xanuun san Tahay   Maalinkaasi  Waxaan Tellfoonka Kaqabtey Mid kamid ahaa  wiilasha  ay Raashinka u karin jirtey Sahro Hosbitaal Waxuuna Weydiiyey Hosbitaalka ay Jiifto ama Laseex Shay sahra Waxaana loo sheegey in laseex shay   Mother And Childrean Hosbitlaa

oo Kuyaala Xaafada islii Durabdiiba Faysal Waxuu abaarey hosbitaalkii Waxaanuu  Horey uugu sii iibashey Cabitaano Iyo Raashin Fudud Markii gaarey hosbitaalkii Waxuu dhaqaatiirta Weydiiya Xanuunka Haayo Gabdhaani waxaana loo sheegey in uu Haayo Malariya Iyo Tayfood Waxaana intaasi u sii Dheeraa Nafaqo La aan Waxuuna  Dhaqatiirtii Hosbitaalka Ku amrey in sidada  uugu Dhaqsiyaha Badan loogu Bilaabo  Daawada loona soo Gudbiyo Qarashkii ku baxay Maalmahii ay Xanuun saneed Wiilashii ay Raashinka ukarin jirtey mid kamid ah oo magaciisu ahaa Maxamuud ayaa   Yire Walaal gabdhaani Ma Walaashaa Mise  Qaraabo ayaad Tahiin Markaasi ayuu  Faysal Ku juwaab May Gabadhaani waxaan u caawinayaa  oo kaliya maadama ay tahay

Gabar somaliyeed oo qura Iyo maadama aysan dadkeedu aysan joogin magaalada Nairobi aysan Hesyan Dhaqaalo cidna aysan umaqneyn Waxaana aad iyo aad uugaga

Naxay dhibka soo gaarey Waxaan idiin sheegayaa maanta waxii kadan beeyana Aysan Noqon Dooni shaqaalo idiin karshaa Raashinka Maadama Dhibka Iyo xanuunka soo gaarey xataa aad ku fiirsateen Waxuuna uugaga Dhaqaaqey Goobtii ay taagnaayen Wiilashii oo yaaban oo leh ninkaani Muxuu ahaa  mise dibadaha ayaa kayimid oo  waxii uurabo ayuu isga hadlayaa  Waxaa soo naaxdey Saacado kadib Sahra oo ay  Muuqdan Dis Muraal Iyo Murugo aydoo leh yaa  ka bixin doonaa lacagata hosbitaalka Waxaana loo sheegey in lawada baxshey Qarashkii Daaweynta Iyo Jiifka uuna baxshey Wiil magaciisu Yahay Faysal Maxamed Kadiye Aydoo Tire Muxuu ahaa faysal maba aqaan Waxaana loo sheegey tilaamtiisa  Waxeyna Malesyan wesyay Siadada qiimaha

Iyo qaayaha leh uugu gar gaarey Waxeyna Tire ii  wac wacaan doonayaa  in aan  Lahadlo ii Wac telkiisa Waxaana loo garaacay telkiisa Nasiib Wanaag Waa dansanaa Maalinkaasi Waxaana la wacay saacado kadib Nasiib Markuu arkey telfoonkii sahra aad iyo aad ayuu uugu farxay maalinkaasi Waxaa imaanesya Gabar ladhaltey  faysal oo ka imaanesya Wadnka Filand ayad iyo caruurteeda Waxuuna maalinkaasi  jirey  Garoonka Diyaarahad nairobi waxuuna usheegey markuu ka yimaado garoonka in uu  Kasoo mari doono Hosbitaalka waxauuna Weydiiyey Waxii ay ubahan tahay ama ay rabto in loogaga soo qaado waxaeyn Jawaab uugaga dhigtey waxii aad iila jeclaato  Igaaga soo qaad Faysal waxaa uu garoonka Diyaaradaha Nairobi ukasoo qaadey

Muxubo oo aheed Walaashis Iyo 3 Wiil oo uu abtigood yahay waxaana uu geeyey Guriga logaaga Diyaarshey Xafaada Helgam oo kamid ah xaafadaha uugu fiicaan

Nairobi taasoo ay dagaan dadka hesytaa Dhaqaalo ama dibadaha kasoo guurey xaafada Waxaaba Diyaar loogaga Dhigey inta aysan imaan Muxubo iyo caruurteeda waxaa lageey gurigii loo diyaarshey waxuuna markii uugeeyey xaafada  wadada sugaayey Dumaashi yaalkeeda Iyo gabdho ay ilmo adeer ah yihiin waxuuna kasoo tagey markii uu Geeyey Guriga walaashiis waxuu soo aadey dhankii xaafada islii iyo halkii ay joogtey ama ay kusugneed Sahra waxuuna Yimid Hosbitaalkii oo ay sahar Habeenkaasi ay lajoogen gabdho ay saxiibo yahiin iyo wiilashii ay kurin jirtey Raashinka markuu soo galey qulkii Gabi ahaanba Dadkii oo dhan waa uu wada salaamey waxuuna durbadiiba Waydiiyey Xaaladada caafimaadkeeda Sahra waxaan loo sheegey in lagaga saarayo  Maalinta barito ah hosbitaalka hadada uu wanaagsan yahay xaaladeeda caafimaad

Sahra waxaey aad iyo aad uugu mahad Celisay wiilkii Faysal ah aydoo tire aboowe macaan magaran karo waxaan abaalkaaga ku gudo waxaan aad iyo aad kagaaga mahad Celinyaa  sida qiimaha Iyo qaayaha Leh aad uugaga daqantey dhibka  iyo Daruufta ihesyaa Runtii abaalka aad iigasheyna Maaha Mid aan iloobi karo markastaa Waxaan  kuleeyahay Walaal jiraa Faysaloow Runtii aniga magaalada Nairobi majoogaan Dad Ehelkeyga ah ama Qaraabo ii ah waxaan ku xamaashaa Xoogeyga oo aan ku shaqesyta Waxaan raashinka u karshaa wiil somaliyeed oo meeshaani ikeeney waxaana

Runtii Waxa Reerkeena ah ama qaraabo aanu nahay oo jogaa Dibadaha majiraan Walaahi waxaadna igaaga mudan tahay qiimo iyo qadarin waxaan aad iyo aad ugu

Farax sanahay barshada aan kubartey runtii waxaad Tahay wiil somaliyeed oo dabeecad

Wanaagsan Naxariis Badan runtii aad iyo aad ayaan uugu faraxsanahay Waxaana maalin Qura kagaaga Faaloon doonaa Dhibaatooyinka Nolasheyda iyo Siyaabahii aan ku imid Wadanka Kenya Waxuuna Yire mahad sanid abaayo macaan waxaasi waanu isku leeyahay aniguna waxaan ahay wiil walaalkaaga ah waxii  aad igaaga soo baahto diyaar Ayaan kuugu ahay in aan kaaga caawiyo sahraay waxaad balan igaaga qaada wiilasha aad raashinka u kariso in aadan mar danbe u karin karin maxaasa qarasha kaasoo galo

Wiilashaasi anigaa  diyaar u ah Qarashkii aad kaqaadan jirtey wiilasha marka taasi  Balan igaaga qaaday Sahra intaan aniga halkaani joogo Waxii aad ubaahto anigaa diyaar Kuugu ah Sahra Waxay balan ka qaadey wiilkii Faysal ahaa Gu aankii uu gaarey Fulin Doonto hadey caafimado Waxaana isi weydiin Mudan Hadii ay qaadato go aanka in ay iska deyso shaqada Miyuu siin doonaa Lacagtii Ayagoo Wada  Joogaa Faysal Iyo Sahra ayaa waxaa Hosbitaalkii iigu Ymid wiil iyo Gabdha isla socadaa oo soo booqdey Sahra Waxeyna aad iyo aad uugu mahad naqeen sidada qiimaha Iyo qaayaaha leh

Faysal waxaa niyadiisa  kusoo Maxaadey in uu gabdhaani ugeeyo Walashiis Muxubo ah Si ay uugaga Caawiso inta ay Joogto Nairobi waxii Howl ah oo lagaga qabanaayo

Guriga Lakiin Waxaa Niyadiisa Soogal in uu ka daayo shaqo oo dhan Maadama gabadhani uu si Xadhaaf ah ujeclaadey ama qalbigiisa uu meel ay dagto uugaga sameey Maadam uusan ugoleyn in ay Reero ay Jaariyad u noqoto maadama Gabdhaani Ay tahay gabar uu jeclaadey Si Kadis Ah Waxaa laga soo saarey Hosbitaalkii . Sahra Waxaana lakeeney Xaafadii ay dagneed waxaeyna ladagneed Gabdho Dhowr ah oo  Ay Reer muqdisho isla ahaan jireen Gabdhii ayaa Sahra usheegey markuu baxay Faysal in uu wiilkaani Yahay Wiil aad iyo aad Uwanaagsan Runtii ayna Qadarin iyo qiimeyn Siisaa maadama Abaalkii uu ugaley aysanb iloobi dooni Sahra markii ay caafimaadey Ayuu maalin maalaha Kamid ah Sahra usoo sameey  Shobin farabadan iyo alaabo Ay ku quruxsato Gurigeeda Sahra maalinkaasi Waxaa ubiloodey Nolal Heer sare ah Waa hadii ay Nasiib Uyeelato Faysal Markastaa Faysal waxauu rabaa  in uu usheegto Jaceylkiisa uu uqabo Gabdha Sahraa Lakiin Waxuu isleeyahay Gabdhaani armey Kaa diidaa Iyo wax yaabo lamid ah maalin maalmaha kamid ah ayuu ugu tagey

Guriga ay dagneed Sahra maalinkaasi oo ay sahra ay kamuuqatey Faraxad iyo Reyn reyn aanan halkaani lagu soo koobi Quruxada Iyo Dhalaaka Kamuuqdaa hadaada aragto oo aad leedahay waxaa intaasi usii dheeraa Dabeecad iyo kaftanka farahabadan Maalinkaasi Waxuu Gu aan buuxada ku gaarey in uu usheegto Arinkiisa ku aadan Jaceylka waxauu kubilaabey Sahraay idhageyso Macaaney waxaan rabaa maanta in aanKuu sheego arin farabadan oo aan inbadan kaa qarsan jirey Waxaana Rabaa in aan Daboolka Kaqaado arinkaasi oo ah in aan kuusheegto Jaceylka aan kuu qabo kaasooAh mid aanan kusoo koobi karin halkaani marka macaaney waxaan rabaa in aad ogaato in aay Ahay Ruux kujecal Runtii una baahan in aad Wax laqabo madaama Nafteyda
Adigu kaa heshay Runtii hadaan kagaaga Warmo aniga Waxaan ahay Naf ku jecal una Baahan in aad Wax kala qabto jaceylka aan kusoo Ban dhigey niyadaada hagalin oo ha is dhihin Wiilkaani waxuu kaagaga Faaiidesyan Nayaa  Daruufta kuhesyaa Runtii waxaad Tahay Ruuxii aan inbadan baadi goobi jirey ama aan Raadin jirey aydoo kale Marka maanta  waxaan Nasiib uyeeshay in aan adiga kuhelo macaanto Diyaar miyaad u tahay Arinkaasi in aad Wax igala qabto Sahra Waxey lasoo boodey Faysaloow Hadada itiraahdo nafta ii hibeey waxaan balan kuugu qaadi karaa  in aan kuu hibeyn karo Nafteyda Waana kaa gudoomey Jaceylka aad iiqabto aniga waxaan kuuqabaa Midka kaaga Lamid Ah Faysal oo Hadkiisii Sii wataa ayaa waxauu Yire Tix Yar

5 Comments »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

  1. hi

  2. Jaceylkii guldareystay
    Walaalaha qaliga ahow dhamaan tiin waxaad iga gu doontaan salaan qali ah salaan gib walaalayaal waxaan halkaan kaga hadlayaa wax aan u arko wax loo bahan yahay in laga hadlaa kuwaa oo ah lamaanaha is jeclaada isla markaana is waayaa ama illaah uu calaf is galin waxaa dhacdo in badan wiil iyo gabar in aay is shukaan sadaan isla markaana jaceyl baxaad weyn uu dhax maraa isla markaane aaysan calaf isku laheyn halkaana aay isku qaadaan colaad ba an oo ka dhalataa xaga wiilka ama gabadha oo aay u aragtaa in uu qofkale jeclaa ayadane macna kale uu ku waday halkaane aay ka dhalataa is aamin daro maxaa yeelay wiilkii&gabadhii waxa aay u arkeysaa raga&dumarka oo idil in aay yihiin dad been ku dhaqmo halkaane aay ka dhalataa qofkaa in uusan qof kale uusan aaminin maxaa yeelay waxaa kusii hor cad wixii hore oo waxaa laga yaabaa in aay kawada hadleen halkii aay dagi lahaayeen iyo sidii aay u dhaqmi lahaayeen dadkaa uu illaah kale geeyay aniga waxaan kula tali lahaa in aay samir iyo dulqaad aad udheer sameeyaan oo aay waliba in aay sidii hore iyo si kafiican iskugu imaadan isla markaane aay is cafiyaan si aay u helaan kalsooni markalane aay niyada qofka laga tegayo aay ku soo noolaato maadaama aay noqotay qof aanan dad aamini Karin walaalaha jaceylka wadane waxaan ka cod sanayaa in aay muu jiyaan kalsooni aay kahadlaan wax wanaagsan iyo in aay runta isku sheegaan madaama aay jiraan dad is jecel isla markaane aan wax isku sheega Karin ninbaa jiray jeclaa gabar aay is yaqaanan oo aay ischool wada dhigan jireen wuxuu arki jiray gabadha oo aay rag kale la socdaan wuxuu niyada iska oran jiray amey ku tiraahdaa nin kale ayaan jeclahay

  3. oh aad baan ugu xumahay coz qofka jaceylkiisa ku guul dareesta is feeling bad and very bad walaahi

  4. oh aad baan oga xumahaycoz qofka jaceylkiisa ku guul dareesta is feeling bad and ver bad walahi

  5. Cajib cajib aqayarta walalhi jcelka wa waxjiro wayo jeclka wadrogo darogada qofka marke cabsanthy maogo waxe shegeso jcelkana walamid


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.

%d bloggers like this: