Taariikh nololeedkii marxuum Jen. M. F. Ceydiid oo ahaa hogaamiyihii isbaheysiga SNA.

July 26, 2008 at 9:01 pm | Posted in Taariikh nololeedkii marxuum Jen. M. F. Ceydiid | 2 Comments

CURRICULUM VITAE

General Mohamed Farah Aideed

EDUCATION

1946- 1949: Mogadishu , Somalia

Primary Education.

1950- 1954: Mogadishu , Somalia

Secondary Education GCE Level

1952- 1953: Danane Training School , Somalia .

Accountant and Office Management

1953- 1954: Hamar jajab school

Accountant and completion cultural courses.

1954 – 1956: Cesano, Rome , Italy .

Pre-university advanced level study

Military academic

Professional Improvement Course

Received Nomination Lieutenant Officer

1956 – 1956: Police Training School , Mogadishu , Somalia .

Police Professional Training Course

1959 – 1960: Cesano, Rome , Italy .

Advanced Commander Course

Teacher of Military Art.

Guerilla Warfare

1963 – 1966: War strategic Academy, Frunza Academy , Russia .

Staff Duties

Received Commander Diploma.

POLITICAL ACTIVITIES

1969 – 1975: Political detainee without trial by Siad Barre’s regime from 23 November 1969 to 21 October 1975.

1980 – 1984: Member of parliament and appointed member of Defense Committee of Somalia.

1984 – 1989: Ambassador of Somalia to India , Singapore and Sri-lank at the same time, based in Delhi , India .

1990: Elected the chairman of USC (United Somali Congress) at the second congress in Mustahil , Ethiopia .

1990 – 1991: Leading armed political movement of USC (United Somali Congress) and with the umbrella of SNM (Somali National Movement) in the north and SPM (Somali Patriotic Movement) in the south succeeded to topple the dictatorial regime of Siad Barre from Mogadishu , the capital city, in January, 1991.

1991: By majority of 2/3, re-elected as the chairman of USC and the 3rd congress held in Mogadishu in July 1991.

1991- 1992: Let the SLA (Somali Liberation Forces) in the south of Somalia and succeeded to expel Siad Bare from southern parts of Somalia in April 1992.

1992: Founding father of Somali National Alliance NSA (A coalition of Movement by the most prominent politico Military organizations of Somalia namely, The SPM, SSNM & SDM).

1993: Elected as the chairman of SNA at Bardere, Southern Somalia .

1992- 1994: Led the popular resistance against the UNOSOM (The ill-fated United Nations Military intervention to Somalia ), ending in victory and withdrawal of foreign troops.

1994 – 1995: Organizing the first ever inter-Somalia peace and reconciliation conference for Central and Southern regions held in Mogadishu . Organizing the air and land transportations, accommodations and conference facilities. This conference paved the way for a National Reconciliation Conference

1995: The establishment of a broad based Somali government with Aideed as the president.

1996: Injured by Internal and external conspiracy and later dead on 1st August 1996.

EXPERIENCE

1957 – 1958: Chief of Police sub-division of Bakol district based the regional city of Hudur , Somalia .

1958: (January to December) Chief of Benadir region police division of with the capital city Mogadishu is the main city, Mogadishu , Somalia .

1959: (January to December) Chief of Lower Jubba Police Division based at the regional city, Chimayo , Somalia .

1960 – 1962: Fort Bottego ( Now Halane Training Center ) Commander and chief of staff Military Training Center , Mogadishu , Somalia .

1961 – 1963: Chief of Organization, Training, Operation and Recognizance Department of Somali National Army. Also the Director of Military engineering school. Mogadishu , Somalia .

1963 – 1966: MIliatary Attache to Russia .

1966 – 1968: Chief of Organization, Mobilization and Operation Department of Somali National Army, Mogadishu , Somalia .

1968 – 1969: Second in Command of Northern region military Sector, Hargeisa, Somalia .

1969: (July to November) Chief of Organization and Mobilization Department of Somali National Army, Mogadishu , Somalia

1975 – 1977: From October 21 to July 1977: General Manager of Aspima (State owned agency that works for medicine)

1977 – 1977: He was called back to Military duty for the sake of 1977 war between Somalia and Ethiopia . From July to December, he was put in commander in charge the organization and training of Military centre of Central regions based in Balan-bale and Gol-dogob districts.

1977 – 1978: From December 1977 to January 1978, Commander of Hilweyne military training Center , Somalia .

1978 – 1978: From February to March, army Commander of Somali National Army in the northern regions.

1982 – 1983: March to November 1978, First Division Commander and supervisor of Military affairs of the central and eastern regions of Somalia .

1978 – 1984: Military and Security Divisor to the president, Mogadishu , Somalia .

PUBLICATION

1988: Aideed 1988, Joint program of Action for joint patriotic forces with appendix, Guerilla Warfare and Tactics.

1989: M. F. Aideed 1988, the ugly revolution in the Horn of Africa, Somalia .

1988: M.F. Aideed 1988, The civil war in Somalia .

1988: M.F. Aideed 1988, The most shocking situation of Somali Republic . In press.

1988: The Manifesto, New United Somali Democratic Organization (NUSDO).

1989: M.F. Aideed 1988, Clarion Call.

1989: M.F. Aideed 1988, Clarion Call.

1989: M.F. Aideed 1988, Democracy in Somali-its roots and its future.

1990: M.F. Aideed, 1988, Statement of Brig. Gen . Mohamed Farah Aideed.

1989: M.F. Aideed, 1988, Clarion Call.

1989: M.F. Aideed, 1988, Clarion Call.

1989: M.F. Aideed, 1988, Operative plan.

1989: M.F. Aideed, 1988, Somali & Ethiopia.

1989: M.F. Aideed, 1988, Parliament in Somalia .

1989: M.F. Aideed, 1988, War Council Manual.

1989: M.F. Aideed, 1988, The bloodiest and the darkest days of Somalia .

1989: M.F. Aideed, 1988, Somali Dictator Said Barre’s new wicked survival strategy.

1989: M.F. Aideed, 1988, The recent up rising of Somali people.

1989: M.F. Aideed, 1988, The revival of Somali history, culture and cultivation.

1989: M.F. Aideed, 1988, The preferred future development for Somalia .

1989: M.F. Aideed, 1988, the latest criminal activities of dictator Siad Barre.

1989: M.F. Aideed, 1988, Dear Brothers (Pamphlet)

1989: M.F. Aideed, 1988, The latest Deceitful move by the dictator Siad Barre (Pamphlet)

1989: M.F. Aideed, 1988, Dear Brothers (Second Phamphlet)

1989: Why dislodging Siad Barre at once in a must.

1989: M.F. Aideed, 1988, The Harbinger of Hope in Somalia . A brief profile.

PERSONAL DATA

Date of birth: 1934

Place of birth: Beledwein , Somalia .

Marital Status: married

Children: 14

Languages: Somali, Italian and English

Hobbies: Reading , specially political science, History, economics and law.

Taariikh Nololeedkii Marxuum General Maxamed Faarax Caydiid

(CURRICULUM VITATE)

Wuxuu dhashay taariikhdu markay aheyd 1934, wuxuuna ku dhashay Magaalada Beled weyne- Gobolka Hiiraan.

Wuxuuna ka tagay 14 caruur ah.

WAXBARASHADIISII

1946 – 1949: Dugsiga Hoose,dhexe: Mogadishu Somalia

1952 – 1953: Dugsiga Tababarka ee Dhanaane

Accountancy and Office Management.

1953 – 1954: Dugsiga Xamar Jajab.

Advanced Accountancy and cultural Courses.

1950 – 1954: Dugsiga Sare: Mogadishu Somalia.

1954 – 1956: Military Academy- Cesano, Roma, Italy.

Military academy.

Wuxuuna ka qaatay Diploma. Wuxuuna ku bartay Cilmiga kala duwan ee Militariga (Military sciences), wuxuuna noqday Sarkaal Militari, Maadaama marka uu dalka ku soo noqday la baabi’iyay militarigii talyaaniga ee ka jiray dalka, wuxuu ku biiray ciidanka Booliiska, darajadiisuna waxay aheyd labo xiddigle.

1956 – 1956: Wuxuu qaatay tababar- howlaha booliska, Mogadishu, Somalia.

1956 – 1960: Military academy- Cesano, Roma, Italy.

Wuxuu ku soo qaatay tababarka Hogaaminta Ciidamada, wuxuuna ka qaatay Diploma.

1963 – 1966: Akademiyada sare ee Istaraatiijiyada dagaalka iyo hoggaaminta (Frunze Academy- USSR), wuxuuna ka qaatay Diploma.

WAAYO ARAGNIMADII SHAQO (EXPERIENCE

1957 – 1958: Taliyaha Saldhig Boolis ee Degmada Bakool, Gobolka Xudur.

1958: (Janaayo – Disembar) Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir.

1959: Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Jubbada Hoose.

1960: Waxaa la aas-aasay Ciidanka Militariga Soomaaliyeed, wuxuuna ku biiray Ciidanka Militariga Soomaaliyeed.

1960: (1-da Luuyo) wuxuu ahaa sarkaalkii hoggaaminayay ciidankii saaray calanka Soomaaliyeed, dejiyayna calankii Talyaaniga saqdii dhexe.

1960 – 1962: Wuxuu noqday Taliyaha Tababarka Dhexe ee Ciidamada Xooga- Forte Bottego (Hadda Dugsiga Tababarka Xalane).

1962 – 1963: Wuxuu noqday Taliyaha Hawl gelinta, Tababarada iyo Sahanka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed.

1963 – 1966: Wuxuu noqday Wakiilka Ciidamada Soomaaliyeed u fadhiya dalka Ruushka (USSR)

1966 – 1968: Wuxuu noqday Taliyaha Hogaanka abaabulka iyo hawl gelinta.

1968 – 1969: Wuxuu noqday Abaan duulka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Qeyta Waqooyi.

1969 – 1975: Wuxuu ahaa Maxbuus siyaasadeed wuxuuna ku xirnaa Xabiska Mandeera.

1975 – 1977: Wuxuu noqday Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Aspiima.

1977: Wuxuu noqday Xoogga dalka Soomaaliyeed, wuxuuna noqday Taliyaha Tababarada Militariga ee Xarunta Hiilwayne, ilaa 1978.

1978: (Febraayo Ilaa Maarso) Wuxuu noqday Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobollada waqooyi.

1978 – 1982: Wuxuu ahaa la taliyaha Madaxweynaha Arrimaha ciidamada iyo Ammaanka.

1982 – 1984: Wuxuu ahaa Taliyaha Guud ee Hawl-gelinta ciidamada Gobollada Waqooyi iyo Gobollada Dhexe.

1984 – 1989: Wuxuu ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya.

1990: Wuxuu iska casilay Xilkii Safiirnimada.

DHAQ-DHAQAAQIISII SIYAASADEED

1990: Wuxuu ku biiray Dhaq-dhaqaaqii isbeddel doonka siyaasadeed ee United Somali Congress (USC), waxaana isla sanadkaa loo doortay Guddoomiyaha ururka USC, kulan ka dhacay Mustaxiil.

1990 – 1991: Wuxuu dhisay Garabkii hubeysnaa ee USC, wuxuuna xukunka ka tuuray Dowladdii Markaa jirtay ee uu hogaaminayay Maxamed Siyaad Barre.

1992: Wuxuu dhisay Isbahaysi la magac baxay Somali Liberation Army, oo ay ku bahoobeen Garabyada hubeysan ee ururrada kala ah sida: USC, SPM, SSNM, SDM, SAMO iyo SNU laguna dhisay Baardheere.

1992 – 1993: Wuxuu dhisay Isbahaysiga Somali National Alliance (SNA) oo ay ku bahoobeen Ururada siyaasadeed oo kala ah: USC, SPM, SDM, SSNM, SAMO iyo SNU, waxaana loo doortay Guddoomiyaha isbahaysiga SNA.

1992 – 1994: Wuxuu hoggaaminayay iska caabinta shacabka Soomaaliyeed ee ka soo horjeeday Siyaasaddii guracaneyd ee US-UNISOM ee ugu dambeyntii laga guuleystay dalkana laga saaray.

1994 – 1995: Wuxuu abaabulay Shirweyne Nabadeed gaar ahaan gobollada Bari, Gobollada dhexe iyo gobollada Koonfureed ee lagu qabtay Caasimadda Muqdisho.

Shirkaas nabadeed wax alaale wixii qarash ahaa eek u baxay waxaa bixiyay Isbahaysiga SNA, ee uu guddoomiyaha ka ahaa General Maxamed Faarax Caydiid.

1995: Wuxuu dhisay Dawlad Sal balaaran ee ku meel gaar ah. Dowladdaas waxaa madaxweyne loogu doortay General Maxamed Faarax Caydiid, wuxuuna madaxweyne ka ahaa Ilaa uu ka geeriyoodo 01/08/1996.

WUXUU QORAY: (PUBLICATIONS)

1988: Wuxuu qoray (The Manifesto New United Somali Democratic Organization) (NUSDO)

1989: Wuxuu qoray: Democracy in Somalia- Its roots and its future.

1989: Wuxuu qoray: Recent up rising of Somali people.

1988: Wuxuu qoray: The preferred future development for Somalia.

1988: Wuxuu qoray: The revival Somali History, Culture and Civilization.

1989: Wuxuu qoray: The latest Deceitful move by the Dictator Siad Barre (Pamphlet)

1989: wuxuu qoray: Somali and Ethiopia iyo War Plane Manual.

1983: Wuxuu qoray: The Harbinger of hope in Somalia (A brief profile)

LUUQADAHA UU KU HADLI JIRAY

Soomaali, Talyaani, Ruush iyo English

Iyo maqaallo kale ee badan oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya iyo Xiriirka ay la leedahay Dowladaha deriska ah iyo adduunweynaha.

F.G. Waxaa Xusid mudan in Marxuum Maxamed Faarax Caydiid uu taqasus dheer u lahaa Cilmiga Diinta islaamka, Siyaasadda, Taariikhda, Dhaqaalaha iyo Sharciga.

2 Comments »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

  1. asc walaalyaalaw maad beenta naga deysaan caydiid diin islaam wax kama uusan aqoon hadduu kayaqaanaynawa suaal ? maxuu muslin uga tagay oo wanaagsan ma wax looga deydaa in umad muslina la burburiyo soomaaliya dawladeedii isgaa dumiyey waxa alaaliyo waxa soomaaliya ka dhacayan danbiga lageystey isagaa wax kule – haddii uu diinta wax ka yaqaan waa uu ka fikiri lahaa inta uusan ficilka qaadin maxaa ka iman kara dagaalkan aaqaadeyso ayuu is weydiin lahaa , diin haduu wax ka yaqaan qabiil ma cabudeen ee soomaliyey ilaah ka baqa waxa uu ku fiicnaa iyo wax uu barteyba sheegteen sheega qaldkiisa si aan qofdanbe oo inga mid uu san jidkaa u qaadin qaladkeena aan u barano saa soomali oo dhan waa wada danbiile. haddaynaan anga is sa sixin yaa nasaxay? jawaabta hala doono wsc

  2. Waxaan halkaan uga dirayaa tacsi marxuum usdaad cabdala nuura diin ilaah ha u naxareesto usdaad cabdala ilaah ha ka dhigo mid loo yasiro


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.

%d bloggers like this: