Masaariyad dhashay 7 Mantaano+Daawo

October 21, 2008 at 3:14 pm | Posted in mucjisoyinka | 11 Comments


Ghazala Khamis oo ah haweeney 27 jir una dhalatay Dalka Masar ayaa ayaa cisbitaal ku yaalo Magaalada Waqooyi ee Alexandria oo lagu magacaabo El-Shatbi Hospital ku dhashay 7 caruur mataano ah sabtidii lasoo dhaafey iyadoo mataanahaan ay afar yihiin wiilal halka sedexda kalena ay yihiin gabdho.

“Xaaladda caafimaad ee caruurtaan iyo hooyadood ayaa ah mid aad u fiican balse ay ku dhasheen miisaan aad u yar ” Waxay ku dhasheen 1.45kg illaa 2.80kg xaaladooda waa heer sare” sidaa waxaa wakaalada wararka AP u sheegay Dr Emad Darwish oo ah agaasimaha Hospitalka.

Dr Emad ayaa sidoo kale sheegay inuu uurkaan ahaa mid aad u cuslaa sidaas darteed ay sugi waayeen xilligii ay ku dhalasay waxayna soo hormariyeen bil iyadoo sidaasna lagu qalay maadaama ay dhibaato ku noqon laheed haweeneydaan inay caadi u dhasho, Dowladda Masar ayaa waxa kaliya oo ay u balan qaaday caruurtaan inay siinayso xafaayaddo iyo caano 2 sano oo kaliya balse ay tahay mid sii saacido doonto.

Mataanaha dhasho ayaa inta badan lagu arki jiray 3 illaa 4 iyadoo waliba ay adkeyd sida ay ku noolaadaan iyagoo caafimaad qabo, hadaba arintaan ayaa noqotay mucjiso layaab ah oo ka timid dhanka Alle, arintaan ayaa adduunka oo dhan indho ku hayeen shalay iyo maanta iyadoo laga yaaba in ay helaan qoyskaan gargaar dhaqaalo maadaama ay adagtay sida lagu koriyo mar 7 caruur ah oo mar qura wada dhashay.

11 Comments »

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

  1. MAshallah. May Preseve them inshallah.
    Asalamu aleykum.

  2. Just correcting my mistake lol. I miss-type it,
    May Allah Preseve/protect them inshallah.
    Asalaamu aleykum.

  3. ARIINTAN AYA WAXAY TAHY ARIIN AD IYO AD UU CAJIIB BADAN LAKIIN WAXAN ALE UU BARYYNA INAY NOOQDAN KUWI UU SHAQYA DIINTA ISLAMKA

  4. masha alaah

  5. halkaan waxa aan kasalaamayaa dhamaan bahda wargeyska aayaha nolosha waxaan idinleyahay noolaada

  6. waaan idinkaga mahadcelinayaa sida wanaagsan ee aad isugu xil saarteen usoo gudbinta waxyaabaha wan wanaagsan shacbiga somaliyed
    waxaan halkaan ka salaamaya wasiirka gaashandhiga xuseen carab ciise

  7. walalayal wan idin salamay salan qali ah salan ka dib waxan huba in si dhab ah ugu farxayan dad waynaha dawanaya eeeee la socda barnamijkan

    w

  8. Wa arin la yaableh o mucjiso ah

  9. Wa arin layab leh wayo wa mucjiso ee hala waano qaato ale wuxu yiri
    وما يعقلها إلا العالمون

  10. Asc walalayal marka xigta wadku mahad santihin habka wanagasan ad wax walbo nogu so bandhigaysan


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.

%d bloggers like this: