Markabley Relief & Development Trust London: Fundraising for University of Gedo, Somalia.

June 19, 2007 at 4:34 am | Posted in Gedo | 1 Comment

On 8th of July, 2007, between 14:00 to 21:00, Markabley Relief & Development Trust (MRDT), and Somali Capacity Building Initiatives (SCBI), with the help of SDF and SOAS Somali Society will unlock to advance the cause of augmenting higher education, above-all, establishing and implementing University of Gedo, Somalia. Through the educational programs carried out in Somalia by HIRDA, IQRA, MRDT and other associations, we have seen many lives changed for the better and subsequently, MRDT, SOAS Somali Society and SCBI are now more enthused and have the will to enhance fundraising for the creation of University of Gedo. Through the achievements from HIRDA, IQRA, MRDT and others, we are now better off and aiming different priorities, such as the aspirations of higher education systems, hence, each and every person affected by this setback of lack of proper education for such a long time has reasons to hope, because with our help, huge advances could be made to reverse issue for the greater good. As a result, MRDT & SCBI, along with HIRDA, IQRA, SDF and others persist to work-for, help, and make differences in the lives of their brethren Somalis. Today, through your big-heartedness you can make an immediate difference in the life of a person(s), man or woman, and for the reason that hope; we can count on you to take a lion share and attend the conference at July 8th 2007 at Brunei Lecture Theatre, SOAS University.

—- London: Kulan Deeq loogu ururinayo Jaamacadda Gedo

Kullanakaan oo ah mid daba joogaa mashruuc mudo dheer laga shaqeynayay ujeedadiisu tahay unkidda Jaamacadda Gedo University oo ah Mashruuuc wax weyn ka tari doonnaa baahida ardayda Soomaaliyeed ee gobollada koofur, koonfur-galbeed ee Soomaaliya iyo cidii kele ee fursad u heshaba, waxaa horey looga soo qabtay kullamo la mid ah midkaan dalal iyo magaalooyinka ka mid ah waqooyiga Ameerica, markaana waxaa lasoogaaray xilligii ka qeybqaadashada jaaliyada Soomaaliyeed ee Yurub, waxaana nasiib u heshay in kullanka koowaad lagu qabto magaalada London. MRDT iyo SCBI oo kaashhanaya HIRDA, IQRA, SDF iyo kuwa kaleba ay ku dhiiradeen in ay hirgaliyaan mashruuca Jaamacadda Gedo. Waxaa xusid mudan in HIRDA, IQRA, MRDT iyo kuwa kaleba ay gaarsiiyeen dareenka ardada iyo dad kale oo badan in maanta lagu hammiyo waxbarasho heer jaamacadeed ah.

Haddaba annaga oo ku hadlayna magaca qabanqaabiyeyaasha kullanakaan ka dhaci doona magaalada London sideeeda bisha Luuliyo waxaan markale ka codsanaynaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed iyo inta danaysa hormarinta dalkeenii iyo sare u qaadida tayada aqoonta dhalinteena inay nagala soo qeybgalaan kullanka waxaa marti noogu ah aqoonyahano iyo shaqsiyaad Soomaaliyeed oo bulshada caan ka dhex ah. Kasoo qeybgalkaagu waa muhiim waana wax tar; Mahadsanidin

Proposal for the Campuses of University of Gedo

 

campus1.jpglibrary1.jpg

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.