HAGAR DAAMADII GUURKAYGA 1-aad “ Qiso Wariye STN

February 23, 2008 at 7:08 pm | Posted in Sheeko | 1 Comment
Tags: ,

Mahan Sheeko Waa Qiso ay ku dhacday Ismaciil Maxamed , Ismaciil Maxamed waxa uu ka mid ahaa dhalinyarada ku dhalatay Magalada Muqdisho Qaasatan Xaafada Hawl wadaag, Dugsiga dhexe iyo midka sare wuxuu ku dhamaystay Muqdisho, intii ay bur burtay Dowladii dhexe, waxaa uu ka mid ahaa Bahda warbaahinta isagoo ka soo shaqeeyey Idaacado tiro badan iyo wargeeysyo ka soo baxa magalada Muqdisho, waxa uu ka shaqaynayey markii ay qisada lama filaanka ah ay qabsatay Idaacadda STN, Inta badan waxa uu aqrin jiray Barmaamij la oran jiray MAANA FAAY oo soo gali jiray 2:30 PM duhur nimo sido kale waxa uu soo dayn jiray Barmaamijka SAHANKA BULSHADA oo Maalin kasta oo ah Jimce lasoo dayn jiray 4:30 PM ee galabnimo.

Labadaan Barmaamij ayaa ahaa kuwa Jacayl ah oo ay dhagaystaan dhamaan dad ka ku nool daafaha Dunida Continue Reading HAGAR DAAMADII GUURKAYGA 1-aad “ Qiso Wariye STN…

Blog at WordPress.com.
Entries and comments feeds.